Thursday, May 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Bangladesh oo loogu baaqay in qaxootiga Rohingya ay u raraan deegaanno ku habboon

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Bangladesh  oo loogu baaqay in qaxootiga Rohingya  ay u raraan deegaanno ku habboon
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qaxootiga Rohingya ee ku nool xerooyin   ciriiri iyo buuq badan waa in xukuumadda dalka Bangladesh ay u sameysaa dib u dejin,isla markaana ay geysaa goobo haboon sidaasi waxaa lagu qoray warbixin ay maanta soo saartay hey’adda xuquuqul insaanka ee  Human Rights Watch (HRW)    

Warbixin ka koobneyd 68-page oo laga soo saaray xarunta ururkaasi ee magaalada Nerw York ayaa lagu sheegay in qaxootiga Rohingya oo sugaya in dib loogu celiyo dalkooda  ay soo foodsaarayaan halis iyo dhibaatooyin kale ,gaaar ahaan xilligga roobabka Mansoomka ku soo fool-leh oo laga cabsi qabo in ay ku fatahaan daadad iyo sidoo kale in ay halkaasi ka dhashaan  cudurada faafa.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026

Warbixinta hey’adda xuquuqul insaanka ee  Human Rights Watch (HRW) ,ayaa loogu baaqay mas’uuliyiinta xukuumadda dalka Bangaladesh  in ay dadka qaxootiga ah u raraan goobo aan buuq laheyn oo nabdoon,waxaana qoraalkaasi lagu caddeeyey in dadkasi ay u baahan yihiin qalab,dhar iyo waxbarasho.

Bishii Agoosto ee  sanadkii hore dad gaaraya Todobo Boqol oo Kun oo Rohingya ah ayaa ka soo cararay gobolka Rakhine ,kadib kolkii ciidamada dalka Myanmar ay ku qaadeen dagaal ama weerar bahalnimo ah oo  loo geystay dadka muslimiinta ah ee laga tiro badan yahay.

Xilligaan xerada Kutapalong-Balukhali waxaa ku nool dad gaaraya 626,000 Rohingya ,taasoo ka dhigan in xeradaasi ay tahay mid ka mid ah kuwa ugu weyn dunida.

Previous Post

Khayre Oo Goob Joog Ka Noqday Saxiixa Heshiiska Dawladda Iyo Mucaaradka Suudaanta

Next Post

Taliye  Saldhig  oo Musuq loo xiray.

Next Post
Taliye  Saldhig   oo Musuq loo xiray.

Taliye  Saldhig  oo Musuq loo xiray.

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

May 26, 2026
0

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda barakeysan ee Ciidul-Adxa oo ah munaasabad xambaarsan qiime...

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

May 26, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa hambalyo u dirtay dhammaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In