Saturday, May 24, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlay amniga iyo sareynta sharciga oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
August 6, 2018
in Wararka
0
Shir looga hadlay amniga iyo sareynta sharciga oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkaan oo looga hadlayay dardar gelinta Amniga iyo Sareynta sharciga dalka ayaa maanta waxaa lagu qabtay xarunta Taliska Ciidanka Booliska ee magaalada Muqdisho.

 

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Ambassador Jamaal

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Ambassador Jamaal

May 23, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga

May 22, 2025

Waxaa shirka si wadajir ah u Guddoominayey Guddomiyaha Maxkamada sare ee dalka iyo Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya, waxaana  goobjoog ka ahaa Taliyeyaasha Ciidamada Booliiska, Asuubta iyo Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka, iyadoo shirka warbixin ku aadan arrimaha amiga looga dhageystay Sareeyeyaasha Hoggaanada Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed.

Markii uu shirka soo dhammaaday kadib waxaa warbaahinta Qaranka u sharxay Qodobadii shirka looga hadlay Taliyaha hoggaanka ilaalada Canshuuraha iyo dhaqaalaha Ciianka Booliiska Sareeye Guuto Janaraal Cabdullaahi Xasan Bariise.

“Shirka waxaa looga hadlay dardar gelinta howlaha Amniga oo Ciidanka Soomaaliyeed bud-dhige u yahay iyo ka sareynta sharciga cid kasta oo Soomaali ah ama ku nool dhulka Soomaaliyeed,arrinta ugu weyn ee laga wada hadlay waxay tahay in cid kasta uu ka sareeyo sharcigu iyo dhowrista anshaxa dhan walba,Amniga iyo kala danbeynta dalka,” ayuu yiri Sareeye Guuto Janaraal C/llaahi Xasan Bariise.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xoogga sareysa sugida amniga iyo dhowrista sharciga iyo kala danbeynta dalka.

 

Previous Post

Guddoomiyaha Maxkamada sare ee dalka, Xeer ilaaliyaha Guud iyo Taliayah Ciidanka Asluubta oo kormeeray Xarunta Taliska Guud ee Ciidanka Asluubta+Sawirro

Next Post

Guddoomiye Eng. Yarisow “Musuq-maasuqa waa in la dagaallankiisa meel looga soo wada jeestaa”

Next Post
Guddoomiye Eng. Yarisow “Musuq-maasuqa waa in la dagaallankiisa meel looga soo wada jeestaa”

Guddoomiye Eng. Yarisow “Musuq-maasuqa waa in la dagaallankiisa meel looga soo wada jeestaa”

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Ambassador Jamaal

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Ambassador Jamaal

May 23, 2025
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ee SoDMA, Mudane Maxamud Macallim Cabdulle ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ambassador Jamaal Maxamed Xasan Madaxa xarunta...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga

May 22, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka. Kormeerkan ayaa qeyb ka...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo shir guddoomiyay kulanka Guddiga joogtada ah

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo shir guddoomiyay kulanka Guddiga joogtada ah

May 22, 2025
0

Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankiisa todobaadlaha ah ku yeeshay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee...

Ciidanka xoogga dalka oo Jubada hoose ku dilay in ka badan 120 khawaarij ah

Ciidanka xoogga dalka oo Jubada hoose ku dilay in ka badan 120 khawaarij ah

May 22, 2025
0

Ciidamada Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab ayaa gobolka Jubbada hoose ku soo bandhigay hubkii ay ka soo furteen Khawaarijta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In