Friday, July 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka qey galay Munaasabad tababar loogu soo xirayey Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka qey galay Munaasabad tababar loogu soo xirayey Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

July 23, 2026
Gudoomiyaha Golaha Shacabka soomaaliya Ayaa maanta Magaalada Muqdisho Kaga qeyb galay munaasabad Ay Ku qalin jabinayeen Cutubyo Ka Tirsan Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Isugu Jiray Leyli sargaal iyo Leyli Saraakiil Xiggeen, kuwaasi Oo Isugu Jiray Kuwa Cirka, Dhulka, Iyo Badda .
Ciidamaddan Maanta Tababarka Loo soo Xiray Waxaa Ay muddo 12 bilood ah Tababar Ku qaadanayeen Dugisga tababarka ee Tuksom Ee Ku yaalla Jaziira.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS  Ayaa Bogaadiyay Sidda Wanaagsan ee Ay Dawladda Turkigu Ugarab Istaagantahay Ciidamadda Soomaaliyeed Iyo Guud ahaan dawladda Soomaaliyeed, isaga Oo dhanka kalena Umahad Celiyay Dhamaan Dadkii Ka shaqeeyay In Dhalinyaradda Maanta Qalin Jabisay Xeradan Ciidanka Ee Turksom,
Ugu dambeyn Gudoomiyaha Golaha Shacabka Amb Maxamed Mursal Ayaa Kula Dardaarmay Saraakiishii Iyo Saraakiil Xigeenadda Dhameystay Tababarka in ay u istaagaan Difaaca iyo Ilaalinta Garab istaagga Qaranimadda Soomaaliyeed.
Previous Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Shir-gudoomiyay Kulankii sedaxaad ee Looga Hadlay Horumarinta Hawlaha Dekadda Muqdisho “Sawirro”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Madaxweyne Al-Bashiir oo Ka Wada Hadlay Amniga, Kobaca Dhaqaalaha iyo Maal-gaashiga

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Madaxweyne Al-Bashiir oo Ka Wada Hadlay Amniga, Kobaca Dhaqaalaha iyo Maal-gaashiga

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Madaxweyne Al-Bashiir oo Ka Wada Hadlay Amniga, Kobaca Dhaqaalaha iyo Maal-gaashiga

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

Madaxda Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay bahda Caafimaadka

July 23, 2026
0

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

Wafdi uu hogaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug oo gaaray Degmada Baxdo

July 23, 2026
0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud....

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka

July 23, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo...

Wasiirka Amniga XFS oo daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Dhismaha iyo Xoojinta Amniga Xuduudaha

Wasiirka Amniga XFS oo daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Dhismaha iyo Xoojinta Amniga Xuduudaha

July 23, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Janaraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In