Wednesday, February 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Diyaarad laga xaday Seattle (Washington) oo burburtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Diyaarad laga xaday Seattle (Washington) oo burburtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shaqaale ka mid ah Farsasmayaqanada diyaaradaha oo si sharci darro ah u duuuiyay diyaarad aan cidina saarneyn oo nuuceedu yahay Horizon Air Q400,ayaa ku dulburburtay Jasiirad ku dhow deegaanka Seattle ee gobolka Washington.

Maamulayashaa ayaa sheegay in ninkaasi oo 29-sano jir ah uu sameeyay duulitaan sharci darro ah oo  uusan u heysan fasax,kadib kolkii uu gelinkii dambe ee shalay uu diyaarad ka xaday garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Seattle.

Related posts

Ciidamada XDS oo 6 Khawaarij ah ku dilay Gobolka Hiiraan

Ciidamada XDS oo 6 Khawaarij ah ku dilay Gobolka Hiiraan

February 11, 2026
Mas’uuliyiin Galmudug ah oo sagootiyay arday tartanka Qur’aanka uga qeybgalaya Muqdisho

Mas’uuliyiin Galmudug ah oo sagootiyay arday tartanka Qur’aanka uga qeybgalaya Muqdisho

February 11, 2026

Laba ka mid ah ciyaaradaha dagaalka ee Mareykanka F 15 ayaa lagu waramay in ay dabagaleen diyaaraddaasi,mana cadda in diyaaraddaasi oo dhacday ay toogteen labadaasi diyaradood,sidoo kale ma jiraan warar sheegaya in uu badbaaday ninkii watay diyaaraddaasi.

Maamulka ciidamada Boliiska ee magaaladaasi ayaa sheegay in shilkasi aan lala xiriiri Karin fal argagixiso

Previous Post

Horjoogeyaal katirsan Al-shabaab oo lagu dilay Shabeellaha Hoose

Next Post

Booliska Gaalkacyo oo qabtay Dad ka ganacsanayey waxyaabaha Maanka dooriya

Next Post
Booliska Gaalkacyo oo qabtay Dad ka ganacsanayey waxyaabaha Maanka dooriya

Booliska Gaalkacyo oo qabtay Dad ka ganacsanayey waxyaabaha Maanka dooriya

Ciidamada XDS oo 6 Khawaarij ah ku dilay Gobolka Hiiraan

Ciidamada XDS oo 6 Khawaarij ah ku dilay Gobolka Hiiraan

February 11, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya geesiyaasha dadka deegaanka ayaa saaka fuliyay weerar dhabagal ah oo ka dhacay gobolka Hiiraan,...

Mas’uuliyiin Galmudug ah oo sagootiyay arday tartanka Qur’aanka uga qeybgalaya Muqdisho

Mas’uuliyiin Galmudug ah oo sagootiyay arday tartanka Qur’aanka uga qeybgalaya Muqdisho

February 11, 2026
0

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Goboleedka Galmudug ayaa magaalada Galkacyo ku qabtay kulan ballaaran oo mahadcelin iyo dhiirrigelin ah, kaas oo...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay dhiggiisa Dalka Turkiga

February 10, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarunta IMCTC

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday xarunta IMCTC

February 10, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho ku jooga Boqortooyada Sucuudi Carabiya, ayaa maanta booqday xarunta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In