Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqoon isweydaarsi looga hadlayay ilaalinta Xuquuqda Carruurta oo lagu qabtay Dhuusamareeb+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Aqoon isweydaarsi looga hadlayay ilaalinta Xuquuqda Carruurta oo lagu qabtay Dhuusamareeb+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aqoon isweydaarsigaan ayaa Maanta Lagu qabtay  Magaalada Dhuusamareb ee Caasimadda Galmudug kaasoo diirada lagu saarayey ilaalinta Xuquuqda Carruurta waxaana iska kaashaday Wasaaradaha Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya iyo Galmudug, iyadoo ay ka soo qaybgaleen Bulshada Qaybaheeda kala duwan sida Culimada iyo Waalidiinta.

Waxyaabaha laga dooday ayaa waxaa ka mid ahaa ilaalinta iyo Dhowrista Xuquuqda Carruurta waxaana ugu Muhiimsanaa in Carruurtu helaan Waxbarasho iyo in laga hortago Askarayynta Carruurta. ka qeybgalayaasha ayaana isku raacay in Bulshada Dhexdeeda laga sameeyo Wacyi galin la xiriirta ilaalinta Xuquuqda Carruurta Soomaaliyeed.

Related posts

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026

Hodon Cabdi Shire, Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Galmudug ayaa ka hadashay Gabagabada Aqoon is waydaarsiga waxayna Sheegtay in la qabtay Doodwadaag Bulshada loogu tagay Xaafadaha si loo ilaaliyo Carruurta Xuquuqdooda.

Dhinaca kale Wasiirka ayaa waxay xustay in deegaanno ka mid ah Galmudug Kooxaha Al-habaab Hadda Carruurta ay ku askareeyaan taasoo dhibaato ku ah Bulshada una baahan in laga hortago Arinkaas.

Aqoon iswaydaarsigaan ayaa waxa uu ku soo aadayaa Xilli Deegaanno ka mid ah Deegaanada Galmudug Kooxaha Al-shabaab ay ku dhibaateeyaan Carruurta Soomaaliyeed, kuwaa oo Askareeya..

Previous Post

Guddiga Maaliyadda ee G/Shacabka oo la kulmay Hanti dhowraha Guud ee Qaranka+Sawirro

Next Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo cambaareyey falalka lagu bartilmaamsado shaqaalaha gargaarka+Sawirro

Next Post
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo cambaareyey falalka lagu bartilmaamsado shaqaalaha gargaarka+Sawirro

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo cambaareyey falalka lagu bartilmaamsado shaqaalaha gargaarka+Sawirro

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Soomaali , ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo xiray Madasha Bandhigga...

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
0

Ilaa 1,000 qoys oo ay si daran u saameysay abaarta ka jirta qaybo ka mid ah dalka ayaa ka faa’iideystay...

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In