Tuesday, July 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

“Daawo+Sawirro” Tartanka Ciyaaraha Galmudug oo Maanta ka furmay Gaalkacyo

caqiil by caqiil
8 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
“Daawo+Sawirro” Tartanka Ciyaaraha Galmudug oo Maanta ka furmay Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Daahfurka Ciyaaraha Degmooyinka Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ayaa Maanta lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobalka Mudug waxaana ka qeyb galay Wasiiro iyo xildhimaano ka ka tirsan Maamulka Galmudug,Maamulka Degmada Gaalkacyo,kan Gobalka Mudug iyo Guddoomiyaasha Cadaado,Balanbale, Cabudwaaq iyo Hobyo.

Tartankaan u dhaxeeya Degmooyinka Dowlad Goboleedka Galmudug Maantana si rasmi ah kaga furmay Xaruunta Gobolka Mudug ee Gaalkacyo ayaa waxaa daahfuray Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhalinyarada Galmudug Abshir shiikhoow isagoona dhinacyadiisa ay taagnaayeen Maayarka Magaalada Gaalkacyo mudane Xirsi Yuusuf Bare iyo Masuuliyiin kale.

Related posts

Wasiirka Dekadaha XFS oo Baydhabo kulan kula qaatay Odoyaasha dhaqanka

Wasiirka Dekadaha XFS oo Baydhabo kulan kula qaatay Odoyaasha dhaqanka

July 7, 2026
Wasiirka Warbaahinta XFS oo kulan la qaatay Danjiraha Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya

Wasiirka Warbaahinta XFS oo kulan la qaatay Danjiraha Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya

July 7, 2026

Ciyaarta Galabta ka dhacday Garoonka ku badda Cagta ee loogu magic daray Halgame Cabdulaahi Ciise Maxamed aya waxaa fuuda isku daray Degmooyinka Balanbale iyo Gaalkacyo  oo koobka marti galisay.

Kulan Ciyaareedka xiisaha badnaa ee Galabta dhexmaray Ciyaardooyd Balanbale iyo Cabudwaaq ayaa ku soo dhamaaday 2 iyo 2

Tartanka oo ah mid xiiso gooniya leh ayaa Maalinka Beriya waxaa isku arki doona Degmooyinka Hobyo iyo Cadaado oo ka kala tirsan Mudug iyo Galgaduud.

Sawir qaade Baashi Ali Haashi

Previous Post

Shir looga hadlayo iskaashiga ilaalinta Xuduudaha dalka oo ka furmay Muqdisho +Sawirro

Next Post

Argagixisada Al-Shabaab oo dhac iyo Qafaal ka gaystay Xarardheere

Next Post
Argagixisada Al-Shabaab oo dhac iyo Qafaal ka gaystay Xarardheere

Argagixisada Al-Shabaab oo dhac iyo Qafaal ka gaystay Xarardheere

Wasiirka Dekadaha XFS oo Baydhabo kulan kula qaatay Odoyaasha dhaqanka

Wasiirka Dekadaha XFS oo Baydhabo kulan kula qaatay Odoyaasha dhaqanka

July 7, 2026
0

Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda XFS, Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Baydhabo kulan muhiim ah kula qaatay odayaasha...

Wasiirka Warbaahinta XFS oo kulan la qaatay Danjiraha Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya

Wasiirka Warbaahinta XFS oo kulan la qaatay Danjiraha Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya

July 7, 2026
0

𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨, 𝟕 𝐋𝐮𝐮𝐥𝐲𝐨 𝟐𝟎𝟐𝟔 –Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xarunta...

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Salaada Janaasada ee Imaam Maxamed Yuusuf Cali

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Salaada Janaasada ee Imaam Maxamed Yuusuf Cali

July 7, 2026
0

Muqdisho, 07, Luulyo, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mas’uuliyiin ka tirsan hay'adaha dowladda, duubabka dhaqanka...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qaybgalay aqoon-is-weydaarsi  Amniga, Xasilinta iyo Xalalka Waara

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo ka qaybgalay aqoon-is-weydaarsi  Amniga, Xasilinta iyo Xalalka Waara

July 7, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulkadir Cali, ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In