Tuesday, April 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiro ka tirsan Xukuumadda oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey Maalinta Qaran ee Qaxootiga soo noqonaya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Wasiiro ka tirsan Xukuumadda oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey Maalinta Qaran ee Qaxootiga soo noqonaya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maalinta Qaran ee Qaxootiga soo noqonaya iyo barakacayaasha ayaa lagu iclaamiyey shirkii Qaxootiga Qaranka ee dhacay sanadkii 2017-kii waxaana sanad kadib munaasabadan looga hadlay marxaladda xiligan ee Qaxootiga iyo Barakacayaasha Soomaaliyeed ee dib uga soo laabtay dalal ay kamid yihiin Kenya, Yemen iyo Jabuuti sida uu sheegay Mudane Axmed Cabdikariin Nuur Guddoomiyaha Guddiga Qaran ee Qaxootiga iyo Barakacayaasha.

Related posts

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

April 21, 2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

April 21, 2026

“Shirkii dhacay 30-kii bishii Augost ayaa lagu iclaamiyey maalintaan, waxaana loogu talo galay bal inaan la iloobin xaaladda Qaxootiga iyo Barakacayaasha”ayuu yiri Guddoomiyaha

Luul Muuse Ismaaciil oo madax u ah qaxootiga kasoo laabtay dalka Yemen ayaa sheegtay in wali ay jiraan duruufo guud ahaan ay dareemayaan Qaxootigii dalka dib ugu soo laabtay.

Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan iyo wasiir ku xigeenka Gargaarka Xildhibaan C/rashiid Maxamuud Xasan ayaa madasha ka sheegay in aan la ilaawin xaaladda qaxootiga iyo barakacayaasha soo laabtay.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa sheegay in dowladdu ay ka war qabto xaaladda dadkan islamarkaana la wado qorshihii wax loogu qaban lahaa.

“Dowladdu waxey wataa qorshihii dadkaan wax loogu qaban lahaa, rumtii lama iloobin xaaladooda lkn wali dadaalkii ayan wadnaa”ayuu yiri Wasiirka.

Previous Post

Guddiga Wadaagga ah ee Soomaaliya iyo Itoobiya oo kulankoodii ugu horeeyay ku yeeshay Addis Ababa “SAWIRRO”

Next Post

H.E President Farmajo holds bilateral talks with H.E Xi Jinping

Next Post
H.E President Farmajo holds bilateral talks with H.E Xi Jinping

H.E President Farmajo holds bilateral talks with H.E Xi Jinping

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

April 21, 2026
0

Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kirgistaan, Mudane Sadyr Japarov, isagoo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

April 21, 2026
0

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhigii ugu Guddiga Fulina Hay’adda UN-Habitat

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhigii ugu Guddiga Fulina Hay’adda UN-Habitat

April 21, 2026
0

Kalfadhigii ugu horreeyay ee Guddiga Fulinta ee UN-Habitat ee sanadkaan ayaa ka qabsoomay Xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada Nairobi, iyadoo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta Dalka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta Dalka

April 21, 2026
0

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In