Sunday, February 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Turkiga oo hub casri ah ka iibsanaya Russia

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Turkiga oo hub casri ah ka iibsanaya Russia
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Turkiga  Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in dalkiisu heli doono waqto dhow hanaanka gentaalada difaaca ee loo yaqaano S-400 ka dib heshiis ay wada galeen dalka Russia.

Isaga oo ka hadlayay xaflad qalin jabin ah oo loo qabtay saraakiil, ayuu hadalkan ka sheegay gobolka waqooyiga galbeed ku yaala ee Balikesir.

Related posts

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

February 1, 2026
Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

February 1, 2026

Erdogan ayaa intaa ku daray in Turkiga oo ku howlan yahay ilaalinta danahiisa gudaha iyo gobolka iyo ka hor tagida kuwa raba in ay danahooda ku jaangooyaan arrimaha gobolka.

Decembertii la soo dhaafay ayaa Turkiga iyo Russia ay ku heshiiyeen in laga iibiyo labo hanaan gentaal difaaca ee S-400 ka hor sanadka 2020.

Bisha April ee sanadka soo aadan ayaa labada dhinac isku afgarteen in qeybta ugu horeysay la keeno Turkiga

Hanaanka gentaalada difaaca S-400 ayaa ah kan ugu horumarsan ee difaaca cirka, waxaana uu awoodaa in uu burburiyo bartilaameedyada, gentaalada  ballistic loo yaqaano iyo kuwa lagu magacaabo  cruise missiles.

Bishii June, golaha Senate-ka Mareykanka ayaa hor istaagay qorshe Turkiga Mareykanka kaga soo iibsan lahaa diyaaradaha dagaalka ee loo yaqaano F-35, ayagoo ka dooday in Turkiga hanaanka gentaalada  S-400  Russia ka soo iibsanayo iyo xariga muwaadiniinta Amerikaanka ah ee Turkiga.

Labadan dal ee ku wada jira xulada NATO, ayaa xiisad siyaasadeed soo kala dhex gashay ka dib markii Baadari Mareykanka ay lagu xirey Turkiga kaas oo lagu eedeeyay in uu xiriir la leeyahay kooxda PKK ee Kurdiyiinta ah iyo wadaadka dibad jooga ah e Fatxulah Gulen.

Mareykanka ayaa talaadaas kaga jawaabay cuna qabateyn dhaqaale oo ay ku soo rogay Turkiga taas oo keentay in qiimaha lacagta Lira ee Turkiga oo hoos u dhac balaaran soo wajaho.

Previous Post

H.E President Farmajo holds bilateral talks with H.E Xi Jinping

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxda Shirkadaha Ganacsi iyo kuwa Dhaqaalaha ee Dalka Shiinaha

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxda Shirkadaha Ganacsi iyo kuwa Dhaqaalaha ee Dalka Shiinaha

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxda Shirkadaha Ganacsi iyo kuwa Dhaqaalaha ee Dalka Shiinaha

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo soo bandhigay dhalinyaro loo soo xiray qalqalgelin amni

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Hodan, ayaa xiray Mahad Maxamuud Xamarow (Garyaqaan), kaas oo lagu eedeeyay kicin...

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

Hawlgalkan Seefta Aamusan oo Khawaarijta looga saaray deegaanno horleh

February 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Howlgalka Seefta Aamusan ayaa suurta geliyay in Khawaarijta Al-shabaab looga saaro deegaanno badan muhiin oo ka tirsan gobollada Dalka....

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

Somalia Reaffirms Economic Diplomacy at India-Arab Summit

January 31, 2026
0

H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, today participated in the...

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

Shirka Hindiya iyo Carabta oo la soo xiray

January 31, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay, ayaa maanta ka qeyb galay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In