Sunday, October 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Al-shabaab oo weerar Qarax ku qaaday Masjid iyo Dugsi Qurโ€™aan

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Al-shabaab oo weerar Qarax ku qaaday Masjid iyo Dugsi Qurโ€™aan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Al-shabaab sida caadada u aheyd waxa ay degmada Howl-wadaag ka geysteen weerar ay u adeegsadeen gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyey, waxa uu weerarka geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Kooxdani dhiigga Muslimka u Oommani waxa ay beegsadeen goob Alle lagu xuso.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

Masjid ALLE lagu caabbudo ayeey weerareen, waxaa soo gaaray burbur dadkii ku cibaadeysanayey dhiiggooda ayaa ku qubtay halkaan, ย sidoo kale waxa ay beegsadeen Dugsi Qurโ€™aan kariimka lagu baro Carruur yar-yar, si ay ย goobaha cibaabada ugu qubaan dhiigga Muslimiinta, carruurtaas waxaa gaaray khasaare kala duwan.

Argagixisada Al-shabaab durbaba waxa ay ku faaneen weerarkaas lagu xasuuqay biri-mageydada aan waxba galabsan, burburinta Masjidka iyo Malmacadda Qur’aanka lagu baranayey.

Waa nasiib darro kale, yaabse maleh oo hab dhaqanka kooxda Al-shabaab iyo kuwa la fikirka ah ayaa ah gaaleysiinta iyo daadinta dhiigga dadka Muslimiinta ah.

Macne kama lahan dhankooda Meesha aad ku sugan tahay macne kama lahan dhinacooda in aad Muslim tahay, macno weyn kama lahan dhankooda in aad Masjid ku jirto oo aad ALLE u Sujuudsan tahay in aad dowlad u shaqeyso ama in aad qofย  rayidย  ah tahay.

Ma jiraan goob iyo dad ay xurmeeyaan Al-shabaab ย waxa ay u taagan yihiinย  ciddii aan aheyn in ay tahay qof aan Muslim aheyb.

ย Waxa ayย ย Magaca Diinta Islaamka ugu gefayaan Islaamka oo dhan.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo iyo Raโ€™iisul Wasaaraha Ethiopia oo ku kulmay Beijing+Sawirro

Next Post

R/wasaare Kheyre oo Baydhabo kaga qeyb galay Aas Qaran oo loo sameeyay Marxuumad Haajira Cali Aadan+Sawirro

Next Post
R/wasaare Kheyre oo Baydhabo kaga qeyb galay Aas Qaran oo loo sameeyay Marxuumad Haajira Cali Aadan+Sawirro

R/wasaare Kheyre oo Baydhabo kaga qeyb galay Aas Qaran oo loo sameeyay Marxuumad Haajira Cali Aadan+Sawirro

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In