Sunday, August 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaare Kheyre oo Baydhabo kaga qeyb galay Aas Qaran oo loo sameeyay Marxuumad Haajira Cali Aadan+Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
R/wasaare Kheyre oo Baydhabo kaga qeyb galay Aas Qaran oo loo sameeyay Marxuumad Haajira Cali Aadan+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก ๐ฅ๐š ๐ฒ๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

August 30, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay howlwadeennno ka tirsan Wasaaradda oo fursado waxbarasho ka helay Shiinaha

Raโ€™isulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre Iyo Xubno Ka Tirsan Golihiisa Wasiiradda ayaa Ka qeyb galay Aas Qaran oo maanta Magaalada Baydhabo Loogu Sameeyay Marxuumad Maama Haajira Cali Aadan Oo ah Hooyadda Dhashay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Mohamed Mursal Sheikh C/raxmaan.

Sidoo Kale Waxaa goob joog ahaa Masโ€™uuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur galbeed Oo uu ugu Horeeyo Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed, Gudoomiyaha Barlamaanka Koonfur galbeed iyo Xubna Katirsan Wasiiradda Koonfur galbeed iyo odayaal dhaqameedyadda Magaalada iyo Eheladda Marxuum Maama Haajira

Aaska ka dib masโ€™uuliyiinta, waxgaradka,Odayaasha Dhaqanka, iyo Culimadii Ka Qeybgashay Waxaa Kulan Duca ah Loogu Sameeyay Madal Loogu Tala galay Dadkii Ka soo qeyb galay Duugta Marxuumad Maama Haajira, waxaana ay Alle Uga Baryeen In Janatull-fardawsa uu ka Waraabiyo

Alle Ha u Naxariisto maalinimadii shalay ayay magaaladda Baydhabo Ku geeriyootay Waxaan maanta Axad ah aas Qaran Loogu Sameeyay Magaaladda Baydhabo.

Previous Post

Al-shabaab oo weerar Qarax ku qaaday Masjid iyo Dugsi Qurโ€™aan

Next Post

Dowladda Soomaaliyeed oo ka shaqeyneysa sidii loogu gurman lahaa dadkii waxyeelada ka soo gaartay weerarkii naftii halignimada ahaa ee ka dhacay degmada Howlwadaag

Next Post
Dowladda Soomaaliyeed oo ka shaqeyneysa sidii loogu gurman lahaa dadkii waxyeelada ka soo gaartay weerarkii naftii halignimada ahaa ee ka dhacay degmada Howlwadaag

Dowladda Soomaaliyeed oo ka shaqeyneysa sidii loogu gurman lahaa dadkii waxyeelada ka soo gaartay weerarkii naftii halignimada ahaa ee ka dhacay degmada Howlwadaag

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก ๐ฅ๐š ๐ฒ๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก ๐ฅ๐š ๐ฒ๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐ข๐ข๐ฌ๐š ๐ƒ๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

August 30, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan muhiim ah la yeeshay dhiggiisa dalka Qatar Mudane...

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay howlwadeennno ka tirsan Wasaaradda oo fursado waxbarasho ka helay Shiinaha

Wasiirka Warfaafinta oo kulan la qaatay howlwadeennno ka tirsan Wasaaradda oo fursado waxbarasho ka helay Shiinaha

August 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay qaar ka mid ah...

Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Dowliga oo hirgeliyay isku-xirka nidaamka mushahar bixinta iyo Aqoonsiga NIRA

Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Dowliga oo hirgeliyay isku-xirka nidaamka mushahar bixinta iyo Aqoonsiga NIRA

August 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Xisaabiyaha Guud ee Dowladda ayaa hirgelinaya isku-xirka Nidaamka Mushaar-bixinta Dowladda (Payroll/SFMIS) iyo Aqoonsiga Qaranka ee NIRA. Xafiisku wuxuu...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay Guddoonka Golaha Haweenka Qaranka Soomaaliyeed

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay Guddoonka Golaha Haweenka Qaranka Soomaaliyeed

August 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoonka Golaha Haweenka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In