Wednesday, August 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxay tahay Faaโ€™idooyinka shirka Shiinaha iyo Afrika u leeyahay Afrika guud ahaan,gaar ahaan Soomaaliya?

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Maxay tahay Faaโ€™idooyinka shirka Shiinaha iyo Afrika u leeyahay Afrika guud ahaan,gaar ahaan Soomaaliya?
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ ๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐…๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ˆ๐ฌ๐ค๐ฎ-๐—๐ข๐ซ๐ค๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š

August 25, 2026
Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevensย 

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevensย 

August 25, 2026

Magaalada Beijing ee dalka Shiinaha maanta waxaa ka furmaya Shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ee (FOCAC) oo ay sanadkan ka qeyb galayaan madaxda 53 dal oo Afrikaan ah.

`

Shirkan ayaa waxaa diirada lagu saarayaa iskaashiga ganacsiga iyo maalgashiga, hiigsiyada cusub ee iskaashiga dhaqaale, iyo dadaallada lagu xoojinayo xiriirka u dhexeeya Shiinaha iyo dalalka Afrika.

Soomaaliya waxay ka mid tahay dalalka lagu casuumay shirkaasi,kaasi oo muhiimad gaar ah uleh iskaashiga ganacsiga,maalgashiga,Xiriirka soo jireenka ah ย iyo kobaca ย dhaqaalaha Labada dal.

Dr. Mahad Maxamed Sheikh Cusmaan oo ka mid ah Aqoonyahana ka falooda arrimaha dhaqaalaha kuna sugan magaalada Beijing oo ka hadlay shirka iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ayaa sheegay in faaโ€™idooyin aad u weyn uu u ย leeyahay Afrika guud ahaan gaar ahaan Soomaaliya oo hadda ka soo kabaneyso dagaaladii sokeeye una jiheystay dhanka horumarka.

โ€œFaaโ€™ido aad u weyn ayuu u leeyahay Afrika guud ahaan gaar ahaan Soomaaliya oo hadda dagaaladii ka soo kabaneysa horumarna hiigsaneysa,ina lala yeesho xiriir dhaqaale oo dhan walba leh oo laba geesood ah kuna saleysan halbeegga saxda ah ee dhaqaalaha oo ah Comparative Advantage,โ€ ayuu ku sheegay Dr. Mahad Maxamed Sheikh Cusmaan oo wareysi uu siiyay Radio Muqdisho.

Waxyaabaha ugu waa weyn ee hadda Afrika loo daneynayo ayuu ku sheegay iney tahay meel Kheyraad badan oo dahan uu yaalo,macaadintii,beeraha iyo waliba iney jiraan dalal badan oo Afrika ay ka Kheyraad badan tahay.

Shuceybย  Cusmaan Maxamed oo ah Ganacsade Soomaaliyeed oo ku nool dalka Shiinaha ayaa dhankiisa sheegay in Soomaaliya ay ka mid tahay Wadamadii ugu horeeyay ee Bariga Africa ee dalka Shiinaha cilaaqaad diblomasiyadeed yeeshaan,wuxuuna hadalkiisa intaasi ku daray in Dowladda iyo Ganacsatada Shiinaha ay si aad ah u xiiseynayaan iney maalgashadaan Soomaaliya,islamarkaa soo dhoweynayaan iney iskaashi buuxa la yeeshaan.

Shirkaan ayaa wuxuu u dhaxeeyaa Shiinaha iyo Afrika,waxaana intiisa badan diirada lagu saarayaa arrimaha dhaqaalaha Afrika iyo Shiinaha,waxaana lagu casuumay madaxweynayaasha Afrika,qodobada ugu muhiimsan ee la filayo in shirka laga soo saaro waxaa ka mid ah sidii Shiinaha Afrika kaga soo qaadan lahaa Kheyraadka dabiiciga ah (Natural Resources).

Previous Post

Ciidamada Amniga oo gacanta ku dhigay Xubin ka tirsan argagixisada oo maleegayay Qaraxyo

Next Post

Shirka Afrika iyo Shiinaha oo ka furmay magaalada Beijing

Next Post
Shirka Afrika iyo Shiinaha oo ka furmay magaalada Beijing

Shirka Afrika iyo Shiinaha oo ka furmay magaalada Beijing

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ ๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐…๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ˆ๐ฌ๐ค๐ฎ-๐—๐ข๐ซ๐ค๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ ๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐…๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฌ๐ก๐š ๐ˆ๐ฌ๐ค๐ฎ-๐—๐ข๐ซ๐ค๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐’๐ก๐ข๐ข๐ง๐š๐ก๐š

August 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Madasha Isku-xirka Ganacsiga...

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevensย 

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevensย 

August 25, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Ruth...

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

August 25, 2026
0

Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay, iyadoo ay ka qeybgalayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In