Tuesday, July 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayey dardar gelinta la dagaallanka Burcad badeeda oo lagu qabtay Mudug “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayey dardar gelinta la dagaallanka Burcad badeeda oo lagu qabtay Mudug “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo ahaa mid looga hadlayay dardar gelinta ilaalinta Xeebaha iyo la dagaaallanka burcad badeedda iyo kalluumeysiga sharci darada ah, ayaa  waxaa Guddoomiyaha Gobalka Mudug iyo saraakiisha ciidanka booliska ay la qaateen ciidamo ka tirsan booliiska ilaalada xeebaha,  kuwaasi oo   dhawaan loo soo xiray tababar la xiriira ilaalinta xeebaha.

Related posts

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Mareykanka 

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Mareykanka 

July 14, 2026
Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo tacsi ugu tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo tacsi ugu tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

July 14, 2026

Taliye ku-xiggeenka qeybta booliska Gobalka Mudug Gaashaanle Dhexe Maxamuud Cilmi Gulaafe, ayaa sheegay in ay tahay tababarka ay qaateen mid wax weyn ka tari doona la dagaallanka burcad badeednimada, tahriibka iyo kalluumeysiga sharci darada ah.

Guddoomiyaha Gobalka Mudug Cabdirashiid Xaashi Cartan, ayaa ku booriyay in tababarka ay soo qaateen uga faa’iideeyaaan bulshada Soomaaliyed,  waxaana uu  tilmaamay in baahi weyn ay u qabeen in la helo ciidamo heysta tababar ku filan oo la xariira ilaalinta xeebaha, maadaama ay jiraan dhibaatooyin lagu hayo kalluumeeysatada Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha, ayaa Dawladda Federaalka Soomaaliya ka codsaday in laga caawiyo waxyaabaha ka dhiman oo isugu jira qalab iyo tababaro kasii badan kuwa hadda ay soo qaateen ciidamada booliiska qeybtooda ilaalada xeebaha.

Qaar ka mid ah ciidamadii tababarka soo dhameystay oo la hadlay warbaahinta Qaranka, ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin tababarka ay soo qaateen, ayna diyaar u yihin gudashada waajibaadka Qaran ee ka saaran ilaalinta xeebaha dalka.

Previous Post

Baaq wadajir ah oo ay ku heshiiyeen waddamada Itoobiya, Soomaaliya iyo Ereteriya “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo la kulmay xubno ka tirsan Midowga Yurub “SAWIRRO

Next Post
Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo la kulmay xubno ka tirsan Midowga Yurub “SAWIRRO

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo la kulmay xubno ka tirsan Midowga Yurub “SAWIRRO

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Mareykanka 

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay Mareykanka 

July 14, 2026
0

Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta (SFF), ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Ururka Kubadda Cagta Bariga iyo Bartamaha Afrika (CECAFA), Mudane Cali...

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo tacsi ugu tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo tacsi ugu tegay Safaaradda Qatar ee New Delhi

July 14, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda Hindiya, Danjire Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowa, ayaa maanta booqasho tacsi ah ku tegay Safaaradda...

Wasiirka Qoyska XFS oo kulammo doceedyo la qaadatay madax ka socotay dalalka OIC

Wasiirka Qoyska XFS oo kulammo doceedyo la qaadatay madax ka socotay dalalka OIC

July 14, 2026
0

Islamabad, Pakistan – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa kulammo...

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jaamacadda Carabta 

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jaamacadda Carabta 

July 14, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya | 14 Luulyo 2026: La-Taliyaha Amniga Qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Aweys Xaaji Yuusuf, ayaa maanta Xafiiska...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In