Monday, April 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Papua New Guinea:18-sano kadib Tallaalka Cudurka Dabeysha oo la bilaabayo

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Papua New Guinea:18-sano kadib Tallaalka Cudurka Dabeysha oo la bilaabayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026

Guud ahaan dalka Papua New Guinea, ayaa u diyaargaroobaya ololaha tallaalka cudurka dabeysha,si dadka  muwaadiniinta ah looga ilaaliyo cudurkaasi oo 18-sano ka hor laga ciribtiray gudaha dalkaasi.

Tallaalkaan oo ay wadaan dowladda Papua New Guinea iyo Ururka Caalamiga ah ee Caafimaadka Dunida WHO,waxa ujedadu tahay in la joojiyo fiditaanka cudurka dabeysha,kadib markii dalkaasi laga helay kiisas toban ah oo cudurka dabeysha ah.

Todobaadkii hore Wasiirka Caafimaaadka ,ayaa xaqiijiyay in hal kiis oo cudurkaasi ah laga helay magaalada  Port Moresby,oo ah caasimadda K/galbeed ee  Pacific-ga dakaasi,halkaasi oo ay degaan dadka saboolka ah.

Sagaalka kale ee kiiska cudurka ayaa bishii June ee la soo dhaafay laga helay deegaanada fogfog ee dalka Papua New Guinea

Ololaha tallaalka cudurka dabeysha,ayaa lagu wadaa in guud ahaan dalkaasi uu ka bilowdo 1-da bisha Oktobar ee soo socota.

Previous Post

Guddi Hoosaadka Golaha Wasiirrada Ee Arrimaha Bulshada Oo Ka Hadlay Yaraynta Faqriga iyo Horumarinta Waxbarashada

Next Post

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u anbabaxay Addis Ababa

Next Post
DAAWO SAWIRRO IYO MUUQAAL:- Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Beijing

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u anbabaxay Addis Ababa

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

Midowga Africa oo si adag  uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

Midowga Africa oo si adag uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In