Barnaamijka Midnimo, todobaadkan waxaa looga hadlay doorka dhalinyarada Soomaaliyeed ku leeyihiin is cafinta ama isa saamaxa.
Wasiirka Warfaafinta XFS iyo mas’uuliyiin kale oo booqday goobaha dalxiiska ee duleedka Muqdisho
RADIO MUQDISHO:- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-xigeenka Amniga Gudaha XFS Sulub Axmed...












