Tuesday, February 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mudug: Shacabka oo bilaabay inay la dagaalamaan Nabad diidka Al-shabaab

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Mudug: Shacabka oo bilaabay inay la dagaalamaan Nabad diidka Al-shabaab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka Xafiiska wareedka Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ee Hobyo uu ka helaayo Deegaanada dhaca Koonfurta Gobalka  Mudug ayaa kusii waramaaya in Xiisad u dhaxeysa Maleeshiyaadka Nabad iyo Nolal diidka ah ee Al shabaab iyo Dad reer guuraa ah ay taagan tahay Deenaago hoos yimaada Magaalada Xarardheere oo ah Demo ka tirsan Gobalka Mudug ayna Maamulaan Maleyshiyada Nabad diidka ah ee Al shabaab.

 

Related posts

Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

February 24, 2026
Degmada Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka bisha Ramadaan

Degmada Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka bisha Ramadaan

February 24, 2026

Xiisadaan ayaa imaatay xili shacabka Soomaaliyeed ee ku nool deegaanada Degmada hoos yimaada ay ka dhiidhiyeen falalka Guracan ee maleeshiyadu ku hayso Muwaadiniinta Soomaaliyeed kaasoo ah on ay dhacaan xoolaha iyo Hantida ay leeyihiin Shacabka Soomaaliyeed.

qaar ka tirsan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan deegaanada miyiga ah iyo Degmada Xarardheere oo warbaahinta Qaranka Soomaaliyed codkooda iyo magacyadoodaba qarisay ayaa inoo sheeegay in ka go,an tahay inay ka dhiidhiyaan falalka naf la caariga ah ee maleyshiyadu ku hayso maadaama ay dhibaatooyinka kala duwan u adkeysan waayeen.

Maleeshiyaadka Nabad iyo Nolal diidka ah ee Ugus Al shabaab ayaa dhibaatooyin kala duwan ku haaya shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Deegaanada ay Maleyshiyadu gacanta ku haayaan iyadoo ay Xusid mudan tahay inay Bulshada Soomaaliyeed ka go,aan sadeen iska dulqadaan.

 

Previous Post

Gedo: Ciidamada Xoogga Dalka oo dilay dhagar qabayaal ka tirsan Al-Shabaab

Next Post

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ka hadlay xaaladda amni ee dalka

Next Post
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ka hadlay xaaladda amni ee dalka

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ka hadlay xaaladda amni ee dalka

Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

Howllgal qorsheeysan oo CXD ka fuliyeen Shabeellada Dhexe

February 24, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed CXD ayaa fuliyay howlgallo amni oo qorsheysan oo ka dhacay deegaanno hoos yimaada degmada Raage Ceelle...

Degmada Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka bisha Ramadaan

Degmada Dhahar oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka bisha Ramadaan

February 24, 2026
0

Degmada Dhahar oo ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilimyeedka bisha ramadaan, kaddib markii 10...

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Dhahar oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Somalia Congratulates Brunei on National Day

Soomaaliya oo u hambalyeeysay Maalinta Qaranka Brunei

February 23, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo diirran u diraysaa Boqor Hassanal Bolkiah, Dowladda iyo shacabka Brunei Darussalam munaasabadda Maalintooda Qaranka. Soomaaliya...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In