Monday, October 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaaliyadda Soomaaliyeed Gobolka Minnesota oo soo bandhigay Natiijada Cilmi Baaris ku saabsan Wadna xanuunka iyo Waxyaabaha keena

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Jaaliyadda Soomaaliyeed Gobolka Minnesota oo soo bandhigay Natiijada Cilmi Baaris ku saabsan Wadna xanuunka iyo Waxyaabaha keena
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

ย Cilmi baaris Socotay 4 sanno oo ku saaban xanuunada ku dhacaย  Wadanaha iyo wax yaabaha keena oo ay soo qaban qaabisay Hayโ€™adda caymiska Caafimaadka eeย  Healthpartner ayna ka qayb-qaateen Hayโ€™addaha Caafimaadka Gobolka Minnesota oo ay ka mid yihiin WellShare East African Health Project,Hennepin Healthcare &ย  Aurora Health Care ayaa lagu gabo-gabeeyey Hall-ka Jaamacadda Minnesota (U OF M).

Cilmi baaristaan ku qotonta la socodka Caafimaadka dadka ayaa waxaa nasiib u yeeshay markii ugu horraysay jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka Minnesota Iyadooย  dhakhaatiirta sheegeen 1156 qof in ay kala qayb-qaateen baaritaanka.

Baarayaasha ayaa ku ogaaday cilmi baaristaan wax yaalaha keena wadna xanuunka,iyagoo goobta ka sheegay in ay keennaan Cayilka,Sonkorta,Macaan Karistaroolka Iyo Cabitaanka Sigaarka ama shiishada.

Dr.Biyoon Westgard oo ka hawl galla rugta caafimaadka ee Riijan Hospital,qaybta gargaarka degdeg ah,isla markaasna ah Cilmi baare dhanka caafimaadka ku xeel dheerย ย  ayaa noo sharaxaya Cilmi baaristaan.

โ€Waxaan ognahay xanuunnadaa wadnaha ku dhaca xagga Somalida mudada deganaa in uu isbedelayo xitaa Soo galootigaย  kale ,lakiin Somalida qaas ahaan waxa ugu weyn oo keena wadna xanuunka.ย ย  cayilka,sonkorta sigaarka,ย  dhinacaย  raga, waxaan kaloo ogaanay sigaar cabida ragana in aysan hoosย  u soo deginโ€

Dr Osman Haraare oo ka mid ah dhakhaatiirta Soomaaliyeed ee caanka ka ahaa dalkeena barisaamdkii,haddana ku nool Gobolka Minnesota ayaa ii sharaxaya wax ay ka baran karraan Bulshada Soomaaliyeed cilmi baarisata noocaan oo kale ah.

Aqoon-yahannad Farhiyo Farah oo ka mid ah barayaasha Soomaliyeed ee wax ka dhiga Jaamacaada Sanmeeri qaybtaย  caafimaadka guud public Health ayaa fariinย  ku aadan bad-baadinta ilmahaย  u dirtay Hooyooyinka Soomaaliyeed & Ganacsatada leh goobaha lagu cunteeyo..

Dr, Ahmed Dalmar oo ka mid ahaa dhakhaatiirtii hore eeย  Somaliya,haddana ku nool Goobolka Wiskasin kana mid ah Madaxda hayโ€™adda Aurora Health Care ayaa ka waramaya baaritaanka iyo wax yaalaha lagu ogaaday.

W/D: Cabdixakiim Cabdi Ismaciil.

Previous Post

Hayโ€™adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Xafiis ka Furatay degmada Buuhoodle+Sawirro

Next Post

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo furay shir Wadatashi ah + sawirro

Next Post
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo furay shir Wadatashi ah + sawirro

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo furay shir Wadatashi ah + sawirro

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In