Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee Soomaaliya oo heshiis la gaartay Hay’adda FOA

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee Soomaaliya oo heshiis la gaartay Hay’adda FOA
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee Xukuumadda Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Hay’adda FOA ee Soomaaliya ayaa kala hadlay qodobo muhiim ah oo ay ka midyihiin sidii xoolaha, dhirta iyo daaqa loo horumarin lahaa, maadaama bulshada Soomaaliyeed ay 60% yihiin kuwa ku tiirsan dhaqashada xoolaha.

 

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Soomaaliya ayaa xusay  inay labada dhinac kala saxiixdeen heshiis ku saabsan sidii ay kaalin uga qaadan lahaayeen tababarsiinta shaqaalaha Wasaaradda oo uu sheegay inay dhankaasi ka caawin doonaan, mustaqbalka dhawna ay xoojin doonaan la shaqeynta hay’adda FOA.

Kulanka dhexmaray Wasiirka Xanaanada Xoolaha iyo Wakiilka cusub ee Hay’adda FOA ee Soomaaliya ayaa ku soo idlaaday is afgarad, waxaana uu imaanayaa kulanka, iyadoo Wasaaradda Xoolaha ay qorsheyneyso in la dhiiri geliyo xoolaha dhaqata Soomaaliyeed.

Xabiib Axmed Cali 

Previous Post

Duqa Muqdisho oo si KMG ah u magacaabay Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dhulka

Next Post

Wasiirka Beeraha oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee Hay’adda FOA “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Beeraha oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee Hay’adda FOA “SAWIRRO”

Wasiirka Beeraha oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee Hay'adda FOA "SAWIRRO"

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In