Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya oo ka qeyb gashay shir ku saabsan horumarinta Iskaashatooyinka iyo Ganacsiga xorta ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya oo ka qeyb gashay shir ku saabsan horumarinta Iskaashatooyinka iyo Ganacsiga xorta ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka 12 aad ee  Iskaashatooyinka iyo horumarinta Ganacsiga xorta ah ayaa ka socda magaalada Abuja ee Caasimada Nigeria, waxaana Soomaaliya ku matalay shirkan Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Soomaaliya Daahir Cabdi Cabdullaahi (Dr GO)

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalaya Wasiirada ay hoos yimaadaan iskaashatooyinka Africa kuwaas oo kasocda 27-wadan oo ku bahoobay Iskaashatooyinka Afrika iyo 18 dal oo korjoogta ka ah , Waxaan inta badan Wadamada Shirkaasi ka qeyb galayo ay yihiin kuwa ku jira Suuqa Xorta ah ee Bariga iyo Bartamaha Afrika (COMESA).

Wasiiru Dowlaha Ganacsiga iyo Wershadaha Dowladda Federaalka ah ayaa xusay in Soomaaliya ay shirkaasi la tagtay qorsheheeda ku aada is hormarinta iskaashatooyinka iyo ka qeyb qaadashada Ganacsiga xorta ah isagoo sidookale Wasiirku la kulmay qaar kamid ah Wasiirada dhigiisa ah ee shirka ka qeyb galayay kuwaas oo ay isku afgarteen hirgalinta iskaashi dhanka Ganacsiga ah oohow ay la yeeshaan Soomaaliya.

Bishii July ee sanadkan ayaa Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre waxa uu magaalada Lusaska ee dalka Zambia ku saxiixay in Soomaaliya ay ku biirto suuqa xorta ee bariga iyo Bartamaha Africa ee COMESA waxaana la rumeysan yahay in Soomaaliya ay faa’iido wey is ugu jirto ku biiritaankaasi maadaama ay heli dooonto suuq ay geyso badeecadaha iyo Wax soosaarka Soomaalida.

Previous Post

Wasiirka Amniga XFS oo tababar usoo xiray Askar ka tirsan Ciidanka Booliska “Sawirro”

Next Post

Mosaambiik oo Maxkamadayneysa Dad looga shakiyay xag-jiriin

Next Post
Mosaambiik oo Maxkamadayneysa Dad looga shakiyay xag-jiriin

Mosaambiik oo Maxkamadayneysa Dad looga shakiyay xag-jiriin

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In