Monday, April 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka oo kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha degmooyinka G/banaadir “Sawirro”

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka oo kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha degmooyinka G/banaadir “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa waxa uu Shir muhiim ah la qaatay Dhammaan Guddoomiyayaasha Maxkamadaha Degmooyinka Gobolka Banaadir, waxaana kulankaasi looga hadlay dib u habeynta hay’adaha Garsoorka.

Shirka ayaa waxaa soo Qaban-qaabiyay Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir Garyaqaan Abshir Cumar Cabdullaahi waxaa kasoo Qeybgalay Guddoomiyaasha Maxkamadaha degmooyinka gobolka Banaadir.

Ugu horeyn Ajandaha Shirka ayaa waxaa jeediyay guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka  Banaadir, Waxaan Dood iyo falaanqeyn kadib Qudbad dheer oo dhinacyo badan taabaneysa halkaasi ka jeediyay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka.

Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa Kula dardaarmay Guddoomiyayasha in ay Xoogooda isugu geeyaan siddii loo Xoojin lahaa Hergalinta  Nidaam Caddaaladeed  ay Shacabku isku haleyn karaan, loona badali lahaa Fahamka qaldan ee horay looga aaminsanaa Maxkamadaha Dalka Guud ahaan gaar ahaan kuwa Gobolka  Banaadir, isaggoo balan qaaday in wax laga qaban doono baahiyaha Shacabka ay u qabaan garsoorka.

Gabogabada Kulanka Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa si wadajir ah u gudoonsiiyey Guddoomiyayaasha Maxkamadaha Degmooyinka Nuqulo kamid ah Xeerarka Madaniga,Ciqaabta iyo Labadooda Habraac.

Kulankaan ayaa wuxuu qeyb ka yahay Shirarka looga gol leeyahay Isla Xisaabtan iyo Dardargalinta Adeega Garsoorka uu siiyo Shacabka Soomaaliyeed.

Previous Post

Xasuus Qaran Oo Loo Samaynayo Muwaadiniintii Soomaaliyeed Ee Lagu Dilay Weerarkii October 14, 2017

Next Post

Taliyaha Ciidanka Booliska oo Saraakiisha Ciidanka faray inay dardar geliyaan adkeynta Ammaanka “Sawirro”

Next Post
Taliyaha Ciidanka Booliska oo Saraakiisha Ciidanka faray inay dardar geliyaan adkeynta Ammaanka “Sawirro”

Taliyaha Ciidanka Booliska oo Saraakiisha Ciidanka faray inay dardar geliyaan adkeynta Ammaanka “Sawirro”

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

Wasiirka Caddaaladda XFS oo guddoomiyay kulanka dib u eegista howlaha Wasaaradda

April 19, 2026
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

Shirweynaha Midowga Baarlamaanka Adduunka oo la soo gabagabeeyay

April 19, 2026
0

Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...

Midowga Africa oo si adag  uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

Midowga Africa oo si adag uga horyimi Safiirka Israa’iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

Wasiirka Gaashaandhigga oo xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda midkii hore

April 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In