Friday, June 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Boostadda, Isgaarsiinta iyo Teknoolijiyadda oo ka qeyb galay Munaasabad Arday dhameystay Jaamacadda UCT “SAWIRRO”

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Boostadda, Isgaarsiinta iyo Teknoolijiyadda oo ka qeyb galay Munaasabad Arday dhameystay Jaamacadda UCT “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Boostadda, Isgaarsiinta iyo Teknoolijiyadda oo ka qeyb galay Munaasabadda qalin jabinta arday dhameystay Cilmigga Teknoolijiyadda kuwaas oo kabaxay Jaamacadda UCT ee Magaaladda Muqdisho

Tiradda waa 22 Arday kuwaas oo Bartay Cilmiga Tiknoolijiyadda waana Dufcaddii ugu horeysay oo kabaxa Jaamacadda University College Technology UCT taas oo u gaar ah Cilmiga Teknoolijiyadda.

Related posts

Tianjin magaalo kulmisay taariikhda iyo tiknoolajiyada mustaqbalka ee Shiinaha

Tianjin magaalo kulmisay taariikhda iyo tiknoolajiyada mustaqbalka ee Shiinaha

June 5, 2026
WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026

Munaasabadda waxaa kala qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Boostadda, Isgaarsiinta iyo Teknoolijiyadda, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashadda Hidaha iyo Tacliinta Sare iyo Marti Sharaf kale.

Guddoomiyaha Jaamacadda UCT Cabdullahi Sheekh Ciise ayaa sheegay in dalku u baahan yahay arday Waxbaratay kuwaas oo dadka iyo dalka u faa’iideynkara.

“Dalkan waxaa uu baahan yahay dad adinka camal ah kuwaas oo waxbartay kuwaas oo dalka wax ku soo kordhin kara waxaan idinkula dardaarmaa in aad dalkiina uga faa’iideysaan cilmiga aad barateen waxaana loo baahan yahay in aad ka faa’iideysataan waqtigiina”

Wasiirka Wasaaradda Boostadda, Isgaarsiinta iyo Teknoolijiyadda Ing Cabdi Xasan Canshuur ayaa tilmaamay in Dowladda Soomaaliya ka shaqeynso sidii ardayda Jaamacadaha kasoo baxay Fursado ay ku shaqeystaan loogu abuuri lahaa iyadda oo laga kaashanayo Ganacsatadda.

“Dowladd Soomaaliya waxaa ay ka shaqeyneysaa sidii aad u heli laheydeyn fursado aad ku shaqeysataan maadaama aad Cilmi aad muhiim ah soo barateen, Cilmiga Teknoolijiyadda oo aad Barateen hadda waxaa u baahan qofkasta hayaraado ama haweynado”.

Qaar kamid ah Ardayda qalin jabisay ayaa sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin inay qalin jabintooda iyaga oo dalka gudihiisa waxkubartay.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashadda ayaa ardayda gudoonsiiyey qaar kamid ah Shahaadooyinka Bach Degree.

Ardayda hadda ka baxday Jaamacadda UCT ayaa dhamaantood ah Dhalinyaro shaqeeya waxaana ay badankood shaqadda heleen intii ay ku gudo jireen barashadda Cilmiga teknoolajiyadda.

Previous Post

Xildibaanada Golaha Shacabka oo Akhrintii koowaad marsiiyay Hindisaha wax ka bedelka sharciga Hanti-Dhowraha

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray Wasaaradaha Warfaafinta, Boostada iyo Khayraadka Biyaha+Sawirro

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray Wasaaradaha Warfaafinta, Boostada iyo Khayraadka Biyaha+Sawirro

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kormeeray Wasaaradaha Warfaafinta, Boostada iyo Khayraadka Biyaha+Sawirro

Tianjin magaalo kulmisay taariikhda iyo tiknoolajiyada mustaqbalka ee Shiinaha

Tianjin magaalo kulmisay taariikhda iyo tiknoolajiyada mustaqbalka ee Shiinaha

June 5, 2026
0

Tianjin, Shiinaha – Magaalada Tianjin ayaa maanta loo aqoonsan yahay mid ka mid ah xarumaha ugu muhiimsan ee dhaqaalaha, ganacsiga...

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

WAR SAXAAFADEED: Ciidamada Dowladda oo howlgal ka fuliyay Masaajid Cali-guduud iyo Buq-aqable

June 3, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo ka kala dhacay deegaannada Masaajid...

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In