Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Yeman iyo Jabuuti oo ka wada hadlay  Iskaashiga labada dal

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Yeman iyo Jabuuti oo ka wada hadlay  Iskaashiga labada dal
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Yeman Khalid Alyamani ayaa kulan kula qaatay magaalada Jabuuti dhigiisa dalkaasi Maxmuud Yuusuf,waxayna ka wada hadleen cilaaqaadka labada dal iyo sidii loo horumarin lahaa.

Related posts

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo hawlgal kulasoo wareegay deegaanno dhaca gobolka Shabeellaha Dhexe

September 12, 2026
Golaha Aqalka Sare oo maanta ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Golaha Aqalka Sare oo maanta ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

September 12, 2026

Waxay kaloo labada dhinac kulunkoodaasi iskula soo qaadeen suurta galnimada in guddi heer wasiir ah ee labada dhinac sida ugu dhaqsiiyaha badan ay u  kulmaan, waxaana arrinta loo xilsaaraay danjirayaasha labada dal u fadhiya Caasimadaha Cadan iyo Jabuuti si ay u soo diyaariyaan qodobada ay isla gorfeyn doonaan marka ay kulmaan Wasiiradaasi.

Wasiirka Jabuuti Maaxmuud Yuusuf ayaa kulunkaasi uu la yeeshay dhigiisa dal Cadan uu ka sheegay inuu dalkiisu uu ku soo dhaweynayo dhamaan shacabka Yamaniyiinta ee ka soo barakacay dagaalada isla markna ayan marti ka noqoneyn Yeman, balse uu yahay dalkooda labaad, wuxuuna intaa raaciyay in Jabuuti ay taageersan tahay Xukuumadda Yemaan iyo sidii ay u soo ceshan laheyd qaranimadeeda taamka ah loona fulin lahaa  qaraarkii Golaha amniga oo Tirsigiissu ahaa 2216.

Dhanka kale Wasiirka Arrimaha Dibadda Yeman Khalid Alyamani ayaa ka mahadceliyay mowqifka Dowladda jabuuti ee la xiriirta ee arrimaha dalka Yeman iyo dadaalka ay ku bixinayso nabad ku soo daabaalida gayigaasi mudada dheer ay ka socodeen daagaalada Ahliga oo sababay barakac iyo burbur xooggan oo soo gaara akaabayaa\sha dhaqaalaha daalkaasi arrimaha dalka Yeman iyo dadaalka ay ku bixinayso nabad ku soo daabaalida gayigaasi mudada dheer ay ka socodeen daagaalada Ahliga oo sababay barakac iyo burbur xooggan oo soo gaara akaabayaa\sha dhaqaalaha daalkaasi Yeman

Previous Post

Maxkamadda Ciidamada oo xukuntay Eedeysane  dhaawac geystay

Next Post

Kooxda Muusikada Booliska Soomaaliyeed waa Hooyada Baando music ee Dalka (Warbixin)

Next Post
Kooxda Muusikada Booliska Soomaaliyeed waa Hooyada Baando music ee Dalka (Warbixin)

Kooxda Muusikada Booliska Soomaaliyeed waa Hooyada Baando music ee Dalka (Warbixin)

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo hawlgal kulasoo wareegay deegaanno dhaca gobolka Shabeellaha Dhexe

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 18-aad Kumaandooska Gorgor, Guutada 12-aad Ciidanka Gaarka ah ee Gorgor iyo Guutada...

Golaha Aqalka Sare oo maanta ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

Golaha Aqalka Sare oo maanta ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya....

Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha Caalamiga ah ee Wasiirrada Gaadiidka iyo Duulista Hawada

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha Caalamiga ah ee Wasiirrada Gaadiidka iyo Duulista Hawada

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS Mudane Xildhibaan Cabdikariin Cabdow Xeydar, ayaa magaalada El Alamein ee dalka Masar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In