Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo horjooge Al-Shabaab ah ku dilay Shabeellada Hoose

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Taliye Gorod”Howlgalku wuu socon doonaa ilaa laga ciribtiro argagixisada Alshabaab”+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Gacan ka helaya saaxiibbadooda Mareykanka ayaa duqeyn ku dilay horjoogeyaal sar sare oo ka tirsan Malleeshiyada argagixisada ah ee Al-shabaab.

Related posts

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

September 14, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

September 14, 2026

Howlgalkan qorsheysan oo ka dhacay degaanka Kuunyo Barrow ee Gobolka Shabellada hoose, ayaa lagu beegsaday qaar ka mid ah horjoogeyaasha Al-Shabaab oo qaabilsanaa maalgelinta falalka argagixisanimo ee kooxdu ay ka fuliyaan Dalka, kuna beegsadaan Dadka maatida ah.

Horjoogeyaashan la khaarijiyay ayaa sidoo kale Al-Shabaabka u qaabbilsanaa soo ururinta xoolaha ay shacabka nawaaxigaasi ku dhaqan sida qasabka ah ugu qaadaan.

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa saaxiibbadeeda caalamka, waxaa ka go’an in ay si aan kala go’ lahayn u beegsato argagixisada arxanka daran, illaa laga cirib tiro Dhulkeenna oo dhan Dadkeennuna nabad iyo xasillooni ay ku noolaadaan.

Previous Post

Soomaaliya oo marti-galineysa kulanka Dalalka Iskaashiga Islaamka “SAWIRRO”

Next Post

Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka oo shir muhiim ah uga qeyb galay Kenya “SAWIRRO”

Next Post
Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka oo shir muhiim ah uga qeyb galay Kenya “SAWIRRO”

Ku-xigeenka Agaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka oo shir muhiim ah uga qeyb galay Kenya "SAWIRRO"

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

Wasaaradda Qorsheynta oo ka qeyb gashay wadatashiga maalgashiga Webiga Shabeelle

September 14, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan wadatashi ah...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Difaacyada Baydhabo

September 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta...

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In