Wednesday, September 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Soomaaliya oo ku guuleysatay ciyaartii galabta ay la yeesheen Ethiopia

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Soomaaliya oo ku guuleysatay ciyaartii galabta ay la yeesheen Ethiopia
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xulka qaranka ee 23 jirada Soomaaliya ayaa galabta guul ka gaaray ciyaar ay la yeesheen xulka dalka Ethiopia, taas oo ka dhacday magaalada Jabuuti gaar ahaan garoonka AlHaji Guulleed, waxaana uu ahaa is aragii labaad ee is reeb reebka ciyaaraha Olomikada adduunka.

Ciyaarhayanka xulka qaranka Soomaaliya Feysal Xasan Axmed ayaa gool aad u qurux badan u saxiixay Soomaaliya kaas oo ahaa Free Kick ama darbo toos ah, Feysal waxaa uu kamid ahaa ciyaartoydii qurbe joogta oo dalka yimid bishii October ee sanadkan.

Related posts

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026

Taageeriyaal aad u xamaasadeysan ayaa garoonka soo buux dhaafiyay kuwaas oo dhiiri gelinayay wiilasha qaranka Soomaaliya.

Is aragii kan maanta ka horeeyay ayaa ka dhacay magaalada Adis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia, waxaana uu ku soo dhammaaday afar iyo eber oo xulka Soomaaliya looga  badiyay.

Previous Post

Shaqaallaha Guddiga la-socodka iyo dib u eegista Dastuurka ee BFS oo Tababar loo furay “Sawirro”

Next Post

Guddoomiyaha Maxkamadda sare oo ka qeyb galay kulan looga hadlayey Xal u helida Mushkiladaha dunida”Sawirro”

Next Post
Guddoomiyaha Maxkamadda sare oo ka qeyb galay kulan looga hadlayey Xal u helida Mushkiladaha dunida”Sawirro”

Guddoomiyaha Maxkamadda sare oo ka qeyb galay kulan looga hadlayey Xal u helida Mushkiladaha dunida”Sawirro”

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

Dr.Cabdinaasir Axmed Ibraahim, Guddoomiye Ku-xigeenkii Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga oo ku geeriyooday dalka Hindiya

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa qoyska, ehellada, bahda aqoonta iyo dhammaan...

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

Madaxweynaha JFS oo kulan doceed la qaatay dhiggiisa Dalka Serbia

September 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In