Sunday, April 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka ah Soomaaliya Mudane Daahir Geele Maxamuud ayaa kulanka uu xafiiskiisa kula qaatay safiirka Jaamacadda Carabta u fadhiya Dalkeena Soomaaliya Danjire Xamuud Samraan Al-Xuwayti waxa ay  kaga wada hadleen sidii Soomaaliya looga taageeri lahaa horumarinta dhaqaalaha Dalka, iyadoo safiirku uu kormeeray qeybta Telefishinka Qaranka oo dib u dhis lagu sameeyay waxaa kaloo ay kawada hadleen shirka Jamamacada Carabta oo dhici doono 17.iyo 18. bisha soo socota ee December ee kal fadhiga 151 ee Jaamacada Carabta  waxaana lagu wadaa in Soomaaliya ay shir guddoon ka noqoto.

Related posts

Sawirro: Kulan lagu heshiisiiyey beelo walaalo ah oo ku dagaalay Mudug ayaa lagu qabtay Muqdisho

Sawirro: Kulan lagu heshiisiiyey beelo walaalo ah oo ku dagaalay Mudug ayaa lagu qabtay Muqdisho

April 26, 2026
Wejiga labaad ee wadatashiyada Qorshaha Qaran ee Dhallinyarada oo la soo gabagabeeyay

Wejiga labaad ee wadatashiyada Qorshaha Qaran ee Dhallinyarada oo la soo gabagabeeyay

April 26, 2026

Danjire Al-Xuwayti ayaa uga mahadceliyay soo dhaweynta waxa uu bogaadiyay Xariirka Soomaaliya iyo Jaamacadda Carabta, sidoo kale waxa uu ku amaaanay Madaxda Wasaaradda sida dhallinyaradu ay ugu dhiibtay xilaka Wasaaradda.

“Waxaan kala hadlay Shirka Jaaamacadda Carabta ee kalfadhiga 151 aad ayaa lagu wadaa in Soomaaliya ay shir guddoon ka noqoto, waxaana u dhacayaa 17-18 bisha soo socoto ee December iyo xariirka wanagsan ee ka dhaxeeyay Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya”ayuu yiri Danjire Al-Xuwayti.

Wasiir Daahir Geele ayaa uga ku bogaadiyay Jaamacadda Carabta Garab istaaga waqtigii adkaa ee nasoo maray iyo dib u kabashada Dalka Hada uu jiro.

“Jaamacadda Carabta waxaan kaga mahadcelinaynaa garabistaaga waqtigii adkaa ee nasoo maray iyo dib u kabashada hadda aan ku jirno, wuxuu booqday howlaha ka socda Wasaardda anagana waxaan jecelnahay si walaatinimo iyo saaxiibtinimo ay ku jirto aan usii xoojino xiriirka wanaagsan ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Carabta ka dhexeeya” ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta.

Previous Post

Akhriso: HADAL JEEDINTA MADAXWEYNAHA JFS MUDANE MAXAMED CABDULLAAHI FARMAAJO EE SHIRKA DHAQAALAHA BADDA, NAIROBI

Next Post

Wasaaradda Waxbarashada oo diyaarineysa Manhajka Fasalka Sideedaad

Next Post
Wasaaradda Waxbarashada oo diyaarineysa Manhajka Fasalka Sideedaad

Wasaaradda Waxbarashada oo diyaarineysa Manhajka Fasalka Sideedaad

Sawirro: Kulan lagu heshiisiiyey beelo walaalo ah oo ku dagaalay Mudug ayaa lagu qabtay Muqdisho

Sawirro: Kulan lagu heshiisiiyey beelo walaalo ah oo ku dagaalay Mudug ayaa lagu qabtay Muqdisho

April 26, 2026
0

26 April, Muqdisho – Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen siyaasiyiinta, isimada dhaqanka, cuqaasha,...

Wejiga labaad ee wadatashiyada Qorshaha Qaran ee Dhallinyarada oo la soo gabagabeeyay

Wejiga labaad ee wadatashiyada Qorshaha Qaran ee Dhallinyarada oo la soo gabagabeeyay

April 26, 2026
0

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay wejigii labaad ee wadatashiyada Qorshaha Qaran ee Dhallinyarada, Nabadda...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Hay’adda Maalgashiga Cumaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Hay’adda Maalgashiga Cumaan

April 26, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan heer sare ah kula yeeshay magaalada...

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee Xuquuqul Insaanka oo la kulantay wafdi ka socday Hay’adda CIVIC

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee Xuquuqul Insaanka oo la kulantay wafdi ka socday Hay’adda CIVIC

April 26, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuql Insaanka Qaranka, Dr Maryan Qasim ayaa kulan heer sare ah la yeelatay wafdi ka socda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In