Monday, October 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Waxbarashada oo diyaarineysa Manhajka Fasalka Sideedaad

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Waxbarashada oo diyaarineysa Manhajka Fasalka Sideedaad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada, ย Hiddaha iyo Tacliinta sare XFS, Feysal Cumar Guuleed ayaa sheegay in ay Wasaaraddu soo dhameystireyso Manhajka oo hada ku koobaan dugsiyada koobaad ilaa afaraad.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

โ€œManhajka aan ardayda u qeybinay ayaa ahaa fasalka koobaad ilaa afaraad, ilaa fasalkii 12 ayaa hada la wadaa, waxaana rajeyneynaa lixda bilood ee ugu horeysa waxan fileynaa in ay soo baxaan ilaa fasalka 8-aad , Manhajka si wanaagsanย  ayuuย  u socdaa cid kasta oo aqoon yahan ahna waa uu u furun yahay waa soo dhawyneynaaโ€ayuu yiri Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya.

Feysal Cumar Guuleedย  ayaa tilmaamay in Wasaaradda Waxbarashada ayย  dadaal ugu jirto sidii loo horumarin lahaa Waxbarashada dalka iyo sidii ardayda Soomaaliyeed u heli lahayeen waxbarasho dhameys tiran.

โ€œKa wasaarad ahaan waxaa naga goโ€™an tayeynta tacliinta dalka iyo sidii ardayda Soomaaliyeed ay u heli lahayeen waxbarasho lacag laโ€™aan ahโ€ayuu yiri Feysal Cumar.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya Feysal Cumar Guuleedย  ayaa sheegay in cabashadii dhawaan ka timid ardeyda Soomaaliyeed ee loo dirayย  dalka Itoobiya, la xaliyay islamarkana hadda ay bilaabeen waxbarashooda.

โ€œWasaaradda Waxbarashada waxa ay deeq waxbarasho ka heshay dowladda aan dariska nahay ee Itoobiya oo siisay arday tiradoodu gaareyso 223 arday oo isugu jira bajulaar ah iyo arday mastar ah ardaydii ka faaideysatay baajulaarka iyo kuwii ka faaideystay mastarka labadaba wasaaraddu waxa ay ku dadaashay sidii ardaydaas ay u tagi lahaayen dalka itoobiya dhamaan toodna waa ay tageen waxana loo kala qeybshay jaamacadihii dalka itoobiya waxa ay cabasho ka soo yeertay jaamacaddo ka mida ah jaamacadiihii ardaydu ay ku qornaayeen in waqtigii loogu tala galay ay ka dib dhaceen kadib wada hadal ay wasaaradu la gashay jaamacadihii ardaydu ku qornaayeen iyo dowladda itoobiya waan ku guuleysan in aan xalino ardaydiina waxa ay dibย  u bilaabeen waxbarashadoodaโ€ayuu yiri Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya.

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Special UN envoy condemns twin explosions in Galkayo and Mogadishu

Next Post
Special UN envoy condemns twin explosions in Galkayo and Mogadishu

Special UN envoy condemns twin explosions in Galkayo and Mogadishu

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In