Sunday, August 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Boliiska Talyaaniga oo Xabsiga dhigay Wiil Soomaaliyeed oo looga shakiyay Argagixisanimo

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Boliiska Talyaaniga oo Xabsiga dhigay Wiil Soomaaliyeed oo looga shakiyay Argagixisanimo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Boliiska Dalka Talyaaniga ayaa Isniintii Shalay Xabsiga dhigay, Cumar Moshin Ibraahim, oo 20 Jir ah, kana soo jeeda Soomaaliya, markii lagu eedeeyay inuu Gacan saar la leeyahay Ururka Daacish ama ISIS.

Related posts

Wasaaradda Maaliyadda oo soo gabagabaysay tababar ku saabsan diyaarinta iyo haqangelinta miisaaniyadda hay’adaha dowliga ah

Wasaaradda Maaliyadda oo soo gabagabaysay tababar ku saabsan diyaarinta iyo haqangelinta miisaaniyadda hay’adaha dowliga ah

August 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

August 29, 2026

Cumar, oo ka shaqaynayay Shirkad qaabbilsan Nadaafadda, ayaa la sheegay inuu ku hanjabay in weerar Bam uu ku qaadayo Kaniisadaha Dalka Talyaaniga, gaar ahaan midda Mad-habta Vatican-ka Khamiistii.

Boliiska Talyaaniga ayaa sheegay, in Ninkani uu la dhacsanaa weerar dhawaan ka dhacay Suuq ay u badan yihiin Kiristanka oo ku yaalla Magaalada Paris ee Dalka Faransiiska, halkaas oo ay ku dhinteen Shan Qof, falkaas oo ay sheegatay Daacish, waxanay sidoo kale sheegeen inay ku raadjoogeen Mr, Ibrahim, muddo Bil ka badan.

Boliiska ayaa sidoo kale sheegay in Ninkani uu xiriir xagga baraha Bulshada la lahaa, Anas Khalil, oo ah xubin ka tirsan Daacish, isagoo adeegsan jiray Magaca Yuusuf, wuxuuna Dalka Talyaaniga tagay Sanaddii 2016-kii.

Waxaa la adkeeyay ammaanka Kaniisadaha Magaalada Roma, gaar ahaan tan Mad-habta Vatikan-ka, maaddaama lagu guda jira Maalmaha Ciidda Kirismas-ka, iyadoo Dadkana lagu baraarujiyay inay feejignaadaan.

Previous Post

Somali man arrested in Italy after comments about attacking Vatican: police

Next Post

Mareykanka oo Soomaaliya u yaboohay boqolaal milyan oo doolar

Next Post
Mareykanka oo Soomaaliya u yaboohay  boqolaal milyan oo doolar

Mareykanka oo Soomaaliya u yaboohay boqolaal milyan oo doolar

Wasaaradda Maaliyadda oo soo gabagabaysay tababar ku saabsan diyaarinta iyo haqangelinta miisaaniyadda hay’adaha dowliga ah

Wasaaradda Maaliyadda oo soo gabagabaysay tababar ku saabsan diyaarinta iyo haqangelinta miisaaniyadda hay’adaha dowliga ah

August 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa maanta soo gebagabeysay tababar muddo 14 maalmood ah socday, kaas oo lagu baranayey diyaarinta iyo...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

August 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu...

Markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙 oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

Markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙 oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

August 29, 2026
0

Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka 𝗠𝗩 𝗟𝗔𝗧𝗨𝗙, oo burcad-badeeddu 17-kii...

Mudaneyaasha Aqalka Sare oo maanta akhrinta Koowaad marsiiyay laba Hindise-Sharciyeed

Mudaneyaasha Aqalka Sare oo maanta akhrinta Koowaad marsiiyay laba Hindise-Sharciyeed

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta akhrinta koowaad marsiiyay laba hindise-sharciyeed oo muhiim u ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In