Tuesday, July 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Cadaalada XFS oo Furay shirka wada tashiga istaraatiijiyada la dagaalanka Musuq maasuqa

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Cadaalada XFS oo Furay shirka wada tashiga istaraatiijiyada la dagaalanka Musuq maasuqa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka waxaa soo agaasintay Wasaaradda Cadaaladda dalka waxaana ka soo Β qayb galay wakiilo ka socday wasaaradaha iyo hay’adaha kala duwan ee dowladda waxaa cinwaan looga dhigay kulanka wadatashiga istiraatiijiyada la dagaalanka Musuq-maashuqa waxaanaΒ  furay Wasiirka Garsoorka iyo Cadaalada dalka, mas,uuliyiinta kale ee ka qayb galay waxaa ka kid ahaa Hanti dhowraha guud ee Qaranka.

Related posts

Taliyaha Ciidanka XDS oo ka qeybgalay Munaasabadda Maamuuska Leyli Saraakiisha & Leyli Saraakiil xigeen ee CXDS

Taliyaha Ciidanka XDS oo ka qeybgalay Munaasabadda Maamuuska Leyli Saraakiisha & Leyli Saraakiil xigeen ee CXDS

July 14, 2026
π–π€π’πˆπˆπ‘πŠπ€ 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-πƒπ‡πˆπ†π€π˜ πŒπ€π’π‡π‘π”π”π‚ π‡πŽπ‘UπŒπ€π‘πˆππ„π„πƒΒ 

π–π€π’πˆπˆπ‘πŠπ€ 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-πƒπ‡πˆπ†π€π˜ πŒπ€π’π‡π‘π”π”π‚ π‡πŽπ‘UπŒπ€π‘πˆππ„π„πƒΒ 

July 13, 2026

Ka eayb galayaasha Shirka waxaa ay ka doodi doonaan qaabka ugu wanaagsan ee la dagaalanka Musuq maasuqa iyo shuruucda la dagaalanka musuqa ee wasaaradu diyaarisay si loo soo saaro qorshe Qaran oo barnaamijkaan ladagaalanka Musuq maasuqa ku aadan.

Hanti dhowraha guudΒ  Ee Qaranka Mudane Maxamed Maxamuud Ali (Afgooye) oo hadal ka jeediyay furitaanka Shirka ayaa sheegay in shirkani muhiimad weyn u yahay la dagaalanka Musuq maasuqa oo mudo la dagay Qaranimada Soomaaliyeed isla markaana looga baahan yahay ka qayb galayaasha inay xoogga saaraan in mira dhal uu noqdo shirku.

“Waxa la doonayo kow waa in shaqaalaha dowladda laga bilaabo wacyi galinta la dagaalanka Musuqa, waa in qof kasta oo mas,uliyad hayaa uu ogyahay waxa uu xaq u leeyahay markaas ayaa bulshada la gaarsii karaa” sidaas waxaa yiri hanti dhowraha Qaranka.

Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa ku dhiiri galiyay aqoon yahanka Shirka ka qayb galaya in ay soo saaraan xalka dhibka jira iyo istiraatiijiyada la dagaalanka Musuq maasuqa.

“Ujeedka Kulankaan waa wadatashi ku Aadan Istiraatiijiyada ladagaalanka Musuqamaasuqa waxaan rabnaa in wax wanaagsani ka soo baxaan dad idinka aqoon badan oo loo wacayo inay jiraan uma maleynayo waxaa laΒ  idinkaga fadhiyaa inaad ka hadashaan soo saartaan xalka dhibaatada jirta”ayuuu yiri wasiirka cadaaalada.

Previous Post

Guddoomiyaha G/Banaadir oo ka qeybgalay shirweynaha caalamiga ah ee Qaxootiga Adduunka

Next Post

Doorashada madaxweynaha dalka Madagascar oo maanta dhacaysa

Next Post
Doorashada madaxweynaha dalka Madagascar oo maanta dhacaysa

Doorashada madaxweynaha dalka Madagascar oo maanta dhacaysa

Taliyaha Ciidanka XDS oo ka qeybgalay Munaasabadda Maamuuska Leyli Saraakiisha & Leyli Saraakiil xigeen ee CXDS

Taliyaha Ciidanka XDS oo ka qeybgalay Munaasabadda Maamuuska Leyli Saraakiisha & Leyli Saraakiil xigeen ee CXDS

July 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka XDS, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska Leyli Saraakiisha iyo Leyli saraakiil Xigeennada...

π–π€π’πˆπˆπ‘πŠπ€ 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-πƒπ‡πˆπ†π€π˜ πŒπ€π’π‡π‘π”π”π‚ π‡πŽπ‘UπŒπ€π‘πˆππ„π„πƒΒ 

π–π€π’πˆπˆπ‘πŠπ€ 𝐇𝐀𝐖𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐆𝐔𝐔𝐃 𝐗𝐅𝐒 𝐎𝐎 𝐃𝐇𝐀𝐆𝐀𝐗-πƒπ‡πˆπ†π€π˜ πŒπ€π’π‡π‘π”π”π‚ π‡πŽπ‘UπŒπ€π‘πˆππ„π„πƒΒ 

July 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Ayub Ismail Yusuf , ayaa maanta dhagax-dhigay mashruuc...

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo kulan la qaatay Safiirka TΓΌrkiga ee Soomaaliya

La-Taliyaha Amniga Qaranka oo kulan la qaatay Safiirka TΓΌrkiga ee Soomaaliya

July 13, 2026
0

La-Taliyaha Amniga Qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Aweys Xaaji Yuusuf, ayaa maanta ku qaabilay Xafiiska Amniga Qaranka Danjiraha Turkiga...

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

Somali Ambassador Signs Book of Condolences at Qatar Embassy in Pretoria

July 13, 2026
0

H.E. Adam Isak Ali, Ambassador of the Federal Republic of Somalia to the Republic of South Africa signed the Book...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In