Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo doorashada kaddib la hadlay Xildhibaannada Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa ugu horeyn u mahadceliyay Xildhibaannada sida sharafta leh ee ay codadkooda u dhiibteen.
Mudane Lafta gareen oo ย Wareega Koowaad helay boqol iyo kow cod (101) cod ayaa uga mahadceliyay guddiga doorashada Koonfur Galbeed iyo dhamaan inta ka qeyb ka qaadatay sida wanaagsan ee ay u qabteen, uuna diyaar u yahay in uu bulshada si cadaalad ah ugu maamuli doono.
Halkan ka dhageysoย