Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Coyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa lagu sheegay in dib loo dhigay Qabashada Tartanka Ciyaaraha Kubadda Cagta ee u dhaxeeya Dawlad goboleedyada dalka iyo Gobolka Banaadir.
Halkaan hoose ka Akhriso Wareegtada.