Tuesday, April 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Kulan dhiiri gelin ah oo loo sameeyay cayaartooy ka timid Sweden “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Kulan dhiiri gelin ah oo loo sameeyay cayaartooy ka timid Sweden “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiro iyo Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay ciyaartoyda Soomaaliyeed ee ka timid dalka Sweden,iyagoo ku dhiira geliyay iney ka qeyb qaataan horumarinta Ciyaaraha dalka.

Related posts

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

April 28, 2026
Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Ka bilaabatay magaalada Galbarwaaqo

Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Ka bilaabatay magaalada Galbarwaaqo

April 28, 2026

Axmed Cabidi Maxamed Hanti Dhowr oo ka mid ah cayaartoyda Soomaaliyeed ee Sweden ka timid ayaa u mahadceliyay Wasiirada iyo xildhibaanada kulanka soo qaban qaabiyay.

Xildhibaan Cabdi-wahaad Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa dhalinyarada ugu hambalyeeyay dadaalka dhinaca ciyaaraha ay wadaan.

Wasiirka amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa ugu danbeyn dhalinyarada kula dardaarmay xoojinta ciyaaraha,islamarkaana Dowladda gacan ay ka geysaneyso.

Dhalinyarada cayaartoyda ee ka socda dalka Sweden ayaa waxaa socdaalkooda ku wehliya mas’uuliyiin,Macallimiin iyo qaar ka mid ah jaaliyada Soomaaliya ee Sweden

Previous Post

Golaha Aqalka sare oo ka shiray colaadda ka taagan qaar ka mid ah gobollada dalka “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha JFS “Cawil Daahir Salaad wuxuu ahaa wadani dadkiisa iyo dalkiisa jecel,” SAWIRRO

Next Post
Madaxweynaha JFS “Cawil Daahir Salaad wuxuu ahaa wadani dadkiisa iyo dalkiisa jecel,” SAWIRRO

Madaxweynaha JFS “Cawil Daahir Salaad wuxuu ahaa wadani dadkiisa iyo dalkiisa jecel,” SAWIRRO

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

Hay’adaha SoDMA iyo QM oo ka wada hadlay xoojinta gurmadka bani’aadannimo ee Soomaaliya

April 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda ku qaabilay Tom Fletcher, Ku-xigeenka Xoghayaha...

Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Ka bilaabatay magaalada Galbarwaaqo

Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha oo Ka bilaabatay magaalada Galbarwaaqo

April 28, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta ka bilaabay diiwaangelinta codbixiyeyaasha magaalada Galbarwaaqo ee gobolka Mudug, oo ka...

Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada ku qaabilay hoggaanka Dhaqanka Soomaaliyeed

Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada ku qaabilay hoggaanka Dhaqanka Soomaaliyeed

April 28, 2026
0

Muqdisho, Abriil 28, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad casho sharaf ah oo ka dhacday...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay waqtiga dooeashada Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay waqtiga dooeashada Koonfur Galbeed

April 27, 2026
0

Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa soo saaray war-saxaafadeed ku saabsan kordhinta muddada kama-dambeysta ah ee soo gudbinta liisaska musharaxiinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In