Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaalado Bini’aadanimo oo ka taagan Magaalo xeebeedka Hobyo

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Xaalado Bini’aadanimo oo ka taagan Magaalo xeebeedka Hobyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Barakacayaasha ku jira Xeryaha ku yaala Magaalo Xeebeedka qadiimigaa ee Hobyo ayaa iminka waxaa soo wajahday xaalado Bini’aadanimo oo aad u daran taasoo saamayn daran ku yeelatay nolashooda.

Xaaladaha nolaleed ee soo fuudsaaray barakacayaashaan ayaa waxaa ka mid ah Biyo la,aan ,Caafimaad yari ka jirta Degmada Hobyo iyo Hoy xumo waxayna  sheegayaan inay xaaladoodu tahay mid halis ugu jirta dhimasho iyo nafaqo la’aan.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Xaafiiska Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ee Magaalo Xeebeedka Hobyo ayaa u kuurgalay xaaladaha aas aasigaa ee ay ku nool yihiin Muwaadiniinta Soomaaliyeed ahna dan yar ku jira xeryo barakac eek u yaal Hobyo waxayna ka dal badeen Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliy’ Maamulka Galmudug oo ay hoos timaado Degmada Hobyo iyo Cidkasta oo  wax awooda inay ka caawiyaan kana gacansiiyaan xaaladaha iminka hasta.

Guddoomiyaha Ururka Haweenka Degmada Hobyo  Sacdiyo Axmed Jimcaale  iyo Guddoomiyaha Kaamka Alixsaan Malyuun Aadan Maxamed  oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay inay jiraan Caafimaad daro ka jirta Kaamamka iyo dhamaan Degmada Hobyo waxayna saamayn ku yeelatay dadka dan yartaa iyagoona sheegay in ay muhiim tahay inay helaan Caawimaad deg deg ah.

Dadkaan barakaca ku ah xeryaha ama Kaamamka ku yaal Magaalo xeebeedka Hobyo ayaa markii hore noolashoodu waxay ku tiirsaneed dhaqashada Xoolaha Nool iyo Kaakuulka waxaana saameeyay Abaarihii Dalka ku dhuftay Sanadihii lasoo dhaafay.

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan la qaatay Wafdi ka socda Wasaaradda Difaaca Turkiga “Sawirro”

Next Post

Wasaaradda Arrimaha Guddaha oo Hambalyo u dirtay Madaxda Puntland ee la doortay

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo tacsi u dirtay Xukuumadda iyo Shacabka Tanzania

Wasaaradda Arrimaha Guddaha oo Hambalyo u dirtay Madaxda Puntland ee la doortay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In