Saturday, July 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Washington iyo Ankara oo ka heshiinaya arrimo lagu badbaadinayo Kurdiyiinta

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Washington iyo Ankara oo ka heshiinaya arrimo lagu badbaadinayo Kurdiyiinta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wadamada Mareykanka iyo Turkiga ayaa waxaa ka dhextaagan kala aragti duwanaansho siyaasadeed eek u aadan sida loo soo afjari karo howlgalada isbahaysi ee ka socda dalka Syria,tan iyo markii socdaal uu ku tagay Bariga Dhexe Mike Pompeo oo ah xoghayaha difaaca Mareykanka.

Related posts

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

July 11, 2026
Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

July 11, 2026

Wasiirka Gaashaandhiga Mareykanka Mr Pompeo ayaa dhigiisa dalka Turkiga kala hadlay arrimo ay kamidka yihiin in Turkigu uu dalkiisa ka difaaco qataraha kaga imaanaya kooxaha argagixisada.

Xukuumadda Ankara ayaa aaminsan in aysan marnaba ka tanaasulin go’aankeedi ahaa in hujuumaad military ay ku qaado goobaha ay ku sugan yihiin Kurdiyiinta,ku sugan xuduudka Turkiga iyo Syria,kuwaasi oo loo arko Qatar amni.

Dhanka kale Mareykanka ayaa Siyaasad ahaan gadaal ka riixaya qorshe ku aadan in laga soo horjeesto galaangalka Iiraan ay leedahay,maadamaa ay isku maan dhaafsan yihiin mabaadi,farabadan oo xagga isbahaysiga ah,isagoo ku tilmamaay in Iiraan ay dowr ku leedahay in dalalka carabta xasaradaha kajira,balse Iiraan ayaa aaminsan aragti k aduwan midda uu ka aaminsanyahay mareykanka.

Dowladda Mareykanka ayaa dalka Syria waxaa ay horey ugu dirtay ciidamo aad u farabadan,kuwaasi oo gaarayay ilaa 20 kun oo military ah,balse dhawaan waxaa uu ku dhawaaqay in ciidankiisu uu kala bixidoono halkaasi,sababo la xiriira dhinaca farsamada.

Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo soo gaba-gabeeysay Olole qaliin loogu sameeyay 100 Haween ah+Sawirro

Next Post

Wasiirka Maaliyadda XFS oo si rasmi ah u daah-furay isticmaalka Miisaaniyadda Dalka ee 2019

Next Post
Wasiirka Maaliyadda XFS oo si rasmi ah u daah-furay isticmaalka Miisaaniyadda Dalka ee 2019

Wasiirka Maaliyadda XFS oo si rasmi ah u daah-furay isticmaalka Miisaaniyadda Dalka ee 2019

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

TACSI;-Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida halgamaa Xaaji Cali-Shoocaac

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada, Ciidamada Qalabka Sida...

Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

Horjoogayaal Khawaarij ah oo iska soo dhiibay furimaha hore ee dagaalka

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Kadib markii Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ku dhawaaqay in Ciidamada Qaranka ay qaadayaan howlgal kama dambeys...

Guddoomiyaha SoDMA iyo mas’uuliyiin kale oo booqday dadka abaaruhu ku saameeyeen Caabudwaaq

Guddoomiyaha SoDMA iyo mas’uuliyiin kale oo booqday dadka abaaruhu ku saameeyeen Caabudwaaq

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Reysal Qorane oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (BFS), Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Wasiirrada Bariga Africa

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirka Wasiirrada Bariga Africa

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO(ARUSHA):-Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Arusha ee dalka Tanzania loogu soo gebagebeeyey Shirkii 20-aad ee Wasiirrada Kaabeyaasha dhaqaalaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In