Sunday, August 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Diyaarad nuuca duuliye laโ€™aanta ah oo saameyn ku yeelatay howlihii duulimeed ee garoon kuyaal Mareykanka January 23, 2019

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Diyaarad nuuca duuliye laโ€™aanta ah oo saameyn ku yeelatay howlihii duulimeed ee garoon kuyaal Mareykanka January 23, 2019
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa gebi ahaanba hakad ku yimid howlihii adeega duulimaad ee garoonka Caalamiga ah ee diyaaradaha Newark magaalada New Jersey ee dalkaasi Mareykanka kadib markii lagu arkay halkaasi ilaa 2 diyaaradood oo ah nuuca aan luulihaha wadin ee loo yaqaano Drone,sida ay sheegeen saraakiisha maamulka hawada garoonkaasi.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

August 29, 2026
Markabka ๐— ๐—ฉ ๐—Ÿ๐—”๐—ง๐—จ๐—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

Markabka ๐— ๐—ฉ ๐—Ÿ๐—”๐—ง๐—จ๐—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

August 29, 2026

Garoonkan ayaa kamid ahaa 11kan garoon ee ugu mashquulka badan wadankaasi Mareykanka,waxaana la sheegay in diyaaradaha duuliye laโ€™aantaย  ah ay aad ugu soo dhawaadeen jawi hoosi taasi oo cabsi badan dhalisay.

Dhacdadan ayaa lamid ah midi ka dhacday magaalada London ee xarunta dalka Britain markii lagu arkay diyaarad aan duuliye wadin,taasi oo saameyn ballaaran ku yeelatay howlaha duulimad iyo dareenka kumanaan qofwaxaana muddo 3 maalmood ah xayirnaa duulimaad yadii.

Masโ€™uuliyiinta heer federal ee maamulka garoonka ayaa sheegay in ay ka war Helen digniino ku aadan in la arkay diyaarad nuuca duuliuye laโ€™aanta ah,kadibna waxaa ay goโ€™aan sadeen in hakad la geliyo shaqada si loo xaqiijiyo bad qabka duulimaad.

Waxaa soconaya dadaal dib loogu bilaabayo shaqooyinkii hakadka galay marka uu soo dhamaado baaritaankaasi.

Dalka Mareykanka waxaa ka diwaangashan ialaa 1.3 Milyen oo Drones ah,balse Saraakiisha laamaha ammaanka ayaa sheegaya in ay jiri karaan diyaarado kale oo aan la diwaangelinin,waxaana socda baaritaano xoogan.

Muddooyinkii ugu dambeeyey dalalka Mareykanka iyo Britain waxaa jiray tuhuno iyo cabsi ku aadan isticmalka aaladaha Droneska,oo qeyb ka ah habka sir doon oo ay adeegsadaan dowladaha,taasi oo keeni karta shaki iyo tuhun farabadan,balse majiraan warar rasmi ah oo ka so baxay dowladda Mareykanka oo ku aadan dhacdadani.

Previous Post

Xubin ka tirsan Al-Shabaab oo isku dhiibay Boliiska Kenya

Next Post

Miinooyin laga soo saaray waddooyin kuyaala Jubada Hoose

Next Post
Miinooyin laga soo saaray waddooyin kuyaala Jubada Hoose

Miinooyin laga soo saaray waddooyin kuyaala Jubada Hoose

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu taageerayo 130 qoys oo Agoon danyar ah

August 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay mashruuc taakuleyn lacageed ah oo lagu...

Markabka ๐— ๐—ฉ ๐—Ÿ๐—”๐—ง๐—จ๐—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

Markabka ๐— ๐—ฉ ๐—Ÿ๐—”๐—ง๐—จ๐—™ oo lagu heystay xeebaha Eyl oo la soo furtay

August 29, 2026
0

Ciidanka Badda Turkiga, oo iskaashi la sameynayay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa soo furtay markabka ๐— ๐—ฉ ๐—Ÿ๐—”๐—ง๐—จ๐—™, oo burcad-badeeddu 17-kii...

Mudaneyaasha Aqalka Sare oo maanta akhrinta Koowaad marsiiyay laba Hindise-Sharciyeed

Mudaneyaasha Aqalka Sare oo maanta akhrinta Koowaad marsiiyay laba Hindise-Sharciyeed

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta akhrinta koowaad marsiiyay laba hindise-sharciyeed oo muhiim u ah...

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka ee NIRA oo Muqdisho ku qabatay kulan wacyigelin dadweyne

August 29, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hayโ€™adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan dadweyne oo looga hadlay dhisidda kalsoonida iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In