Sunday, March 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Warfaafinta oo tababar u furtay ku dhawaad 30 suxufi “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Warfaafinta oo tababar u furtay ku dhawaad 30 suxufi “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa maanta oo Sabti ah u furtay 25 suxufi oo ka kala socda Warbaahinta dawladda, dowlad gobaleedyada iyo Warbaahinta gaarka magaalada Muqdisho.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo safar shaqo oo gurmadka abaaraha ku maraya Galmudug oo gaaray Cadaado

Guddoomiyaha SoDMA oo safar shaqo oo gurmadka abaaraha ku maraya Galmudug oo gaaray Cadaado

March 1, 2026
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

March 1, 2026

Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha iyo tabarada ee Wasaaradda Mudane Cabdirixiin Ciise Caddow ayaa sheegay in tababarkan lagu baranayo tayeynta iyo xirfadda saxafiga, kaasi oo socon doono muddo laba cisha ah.

Agaasimaha Maamulka Wasaaradda, Naasir Xuseen  ayaa xusay in Wasaaraddu ay ka go’an tahay inay laba laabto dadaalkeeda ku aadan tababarada la siinayoi suxufiyiinta, si sare loogu qaado aqoontooda dhanka saxaafadda.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-cadaala oo furay tababarka ayaa daboolka ka qaaday in Wasaaraddu ay joogteyn doonto tababarada la siinayo Wariyeyaasha ka howlgala Warbaahinta dalka.

“Waxa ay Wasaaraddu qabaneysaa sannadkan ilaa 6 tababar oo lagu horumarinayo mihnadooda shaqo, waxaan idin rajeynayaa in aad ka faa’iideysan doontaan khubarada tababarka bixineysa”, ayuu yiri Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxman Yuusuf Sheekh..

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo si diiran loogu soo dhaweeyay Garoowe

Next Post

Madaxda Wasaaradda Qorsheynta oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda MSF ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Madaxda Wasaaradda Qorsheynta oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda MSF ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Madaxda Wasaaradda Qorsheynta oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda MSF ee Soomaaliya "SAWIRRO"

Guddoomiyaha SoDMA oo safar shaqo oo gurmadka abaaraha ku maraya Galmudug oo gaaray Cadaado

Guddoomiyaha SoDMA oo safar shaqo oo gurmadka abaaraha ku maraya Galmudug oo gaaray Cadaado

March 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehlinayaan Guddiga Abaaraha Galmudug, isla markaana safar...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta Wasaaradda

March 1, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Mudane Cabdulqaadir Cali ayaa kormeer iyo la socodka heerka shaqada ku...

Danjire Maxamed Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo guddoonsiiyay Madaxda Botswana

Danjire Maxamed Sheekh oo waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo guddoonsiiyay Madaxda Botswana

March 1, 2026
0

Danjiraha Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Koonfur Afrika sidoo kalena ah Safiirka Dalalka Southern Afrika Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal cusub ka daah furay gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal cusub ka daah furay gobolka Shabeellaha Hoose

March 1, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa daahfuray hawlgal cusub oo loogu magac daray “Hawlgalka Hillaac”, kaas oo ka socda deegaanno...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In