Wednesday, June 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Guddoomiyay Shirka Tubta Horumarinta Arrimaha Bulshada “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Guddoomiyay Shirka Tubta Horumarinta Arrimaha Bulshada “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka tubta horumarinta arrimaha bulshada oo maanta lagu qabtay xarunta wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), ayaa looga hadlay dar-dar gelinta halbeegyada iyo hawlaha tubta ee sannadka 2019.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026

Kulanka oo ay ka qayb galeen wasaaradaha, guddiyada iyo dhammaan hay’adaha halbeegyada ku leh tubta arrimaha bulshada, ayaa waxaa guddoomiyay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre, oo sheegay in ay muhiim u tahay dawladda hagaajinta iyo horumarinta adeegyada aasaasiga ah ee lagama maarmaanka u ah bulshada, isaga oo hoosta ka xariiqay in ka ga’antahay tayanta qaab nololeedka mawaadiniinta Soomaaliyeed.

Sannadkaan 2019 oo ah sannadkii fulinta halbeegyada ku jira dhammaan tubaha qaranka ayaa kulamadii tubaha waxaa loo wareejiyay xarumaha wasaaradaha, waxaana hoggaanka sare ee dawladda ka go’an in xilliga loo qorsheeyay lagu xaqiijiyo halbeegyada tubaha.

Himilooyinka Tubta Horumarinta arrimaha bulshada ayaa ka kooban Horumarinta hab-racyada, Istaraatiijiyadda iyo sharciyada lagu horumarinayo adeegyada bulshada, sare u qaadidda aqoonta iyo xirfadaha iyo in fursado shaqo loo abuuro mawaadiniinta Soomaaliyeed gaar ahaan dhallinyarada, in xal waara loo helo barakacayaasha, in mawaadiniinta Soomaaliyeed ay helaaan adeegyada bulsho ee aasaadsiga ah sida Caafimaad, Waxbarasho, biya nadiif ah iyo Koronto iyo in mawaadiniinta Soomaaliyeed lagu wacyi geliyo diinta, wadaniyadda iyo xuquuqda aadanaha.

–DHAMMAAD–

Previous Post

Qeybo ka mid ah Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde oo Dayactir lagu bilaabay “SAWIRRO”

Next Post

Boliiska Hindiya oo qabtay Khaad loo ekeysiiyay Shaah

Next Post
Boliiska Hindiya oo qabtay Khaad loo ekeysiiyay Shaah

Boliiska Hindiya oo qabtay Khaad loo ekeysiiyay Shaah

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

June 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In