Thursday, July 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Boliiska Hindiya oo qabtay Khaad loo ekeysiiyay Shaah

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Boliiska Hindiya oo qabtay Khaad loo ekeysiiyay Shaah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

July 15, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

July 15, 2026

Boliiska Garoonka Diyaaradaha Delhi Airport ee Dalka  Dalka Hindiya, ayaa Gacanta ku dhigay 600 kg oo Khaad ah, laguna soo qariyay 17 Baakid oo ah kuwa Shaaha lagu keeno, sida ay qortay Jariiradda Industan Times.

Khaadkan oo ah nooca qallalan ayay Saraakiisha Boliisku sheegeen in laga keenay 2-dii Bishan Dalka Itoobiya, iyadoo Kiiska arrintan ku aaddanna loo xiray Laba Nin oo ka soo jeedda Itoobiya iyo mid ka mid ah shaqaalaha Madaarka Delhi.

Khaadka la qabtay ayaa Dalka Hindiya lagu geliyay Saddex Duullimaad oo kala duwan, kaas oo qiimahiisa lagu qiyaasay $2.4 million, sida ay sheegeen Saraakiisha Boliiska.

Sarkaal ka qariyay Magaciisa ayaa sheegay in ay ka war heleen xogta Khaadka 30-kii January ee Sanadkan, isagoo sheegay in ay Isha ku hayeen Diyaaradaha ka yimmaadda Afrika.

Dalka Hindiya ayaa ka mid ah Waddamada uu mamnuuca ka yahay Maandooriyaha Khaadka, iyadoo Qofka lagu qabto uu muteysanayo Xabsi iyo ganaax.

SHARE

Facebook
Twitter
Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Guddoomiyay Shirka Tubta Horumarinta Arrimaha Bulshada “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Xalay kormeeray Wasaaradda Shaqada+ Sawirro

Next Post
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Xalay kormeeray Wasaaradda Shaqada+ Sawirro

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Xalay kormeeray Wasaaradda Shaqada+ Sawirro

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

July 15, 2026
0

Somali National University (SNU) has officially launched the Somali National Artificial Intelligence Centre (SNAIC), a Centre of Excellence established to...

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

July 15, 2026
0

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa maanta daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda(SNAIC), oo ah xarun loogu talagalay horumarinta cilmi-baarista, waxbarashada, hal-abuurka...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Defence Minister Fiqi Meets Jordan Army Chief

July 15, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Republic of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, who is on an official visit...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Taliyaha Ciidanka Qalabka Sida ee Boqortooyada Urdun

July 15, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho rasmi ah ku jooga Boqortooyada Urdun, ayaa kulan la yeeshay Taliyaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In