Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Degmada Balcad iyo Saraakiisha amniga oo ka shiray xoojinta Nabadgelyada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Maamulka Degmada Balcad iyo Saraakiisha amniga oo ka shiray xoojinta Nabadgelyada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoomiyaha Degmada Balcad, Qaasim Cali Nuur ayaa faahfaahin ka bixiyay shir looga hadlayey sidii wax looga qaban lahaa xaaladda amni ee Degmada oo ay maalmahan ka jireen shaqaaqooyin.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Shirkan oo uu soo qaban qaabiyay Maamulka Degmada ayaa waxaa ka qeyb galay qaar ka mid ah wax garadka, saraakiisha ciidamada qalabka sida iyo kuwa Nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM.

Guddoomiye, Qaasim , oo u warramayay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in shirka looga hadlay sidii la isaga kaashan lahaa amniga iyo sidii loo heli lahaa isku duubni dhexmarta shacabka Degmada, Maamulka iyo Ciidamada.

Qodobada ka soo baxay kulanka ayuu sheegay in ay ka mid ahaayeen, in aan qori lagu dhex wadan karin magaalada gudaheeda, in aan xabbad lagu dhex ridi karin iyo in aan gabbaad la siin qof xiriir la leh Al-Shabaab.

Guddoomiyaha ayaa digniin culus u diray debleyda dhigata isbaarooyinka sharci darrada ah, wuxuuna sheegay in ciddii lagu arko jidgooyo ay ula dagaallamayaan sida kooxda Al-Shabaab oo kale, isla markaana laga qaadi doono tallaabo adag.

Previous Post

Howlgal lagu soo qabtay Malleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo ka dhacay Bariirre

Next Post

Afrika oo ka shireysa xakamaynta Qaxootiga iyo samaysashada Baasaboor mid ah

Next Post
Afrika oo ka shireysa xakamaynta Qaxootiga iyo samaysashada Baasaboor mid ah

Afrika oo ka shireysa xakamaynta Qaxootiga iyo samaysashada Baasaboor mid ah

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In