Friday, May 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jaamacadda SIMAD oo soo bandhigtay Cilmi Baaris laga sameeyey waxyaabaha sababa isku dhaca dadka Reer Miyiga ah “Sawirro”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Jaamacadda SIMAD oo soo bandhigtay Cilmi Baaris laga sameeyey waxyaabaha sababa isku dhaca dadka Reer Miyiga ah “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Jaamacadda SIMAD waxaa ay soo bandhigeen Cilmi Baaris ay kasameeyen dhibaatooyinka ka jira Daaqa iyo Waraabka oo dadka Soomaliyeed ee dhanka Miyiga dagan inta badan isku qabtaan.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

May 28, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

May 28, 2026

Cilmi Baaristan ayaa Jaamacaddu waxaa ay waday in muddo ah, waxaana lasoo ogaaday waxyaabaha sababa arrimaha isku dhaca iyo qaabka ugu fudud ee xal looga gaari karo..

Madaxa Cilmi Baarista ee Jaamacad SIMAD Cali Cabdullaahi waxaa uu sheegay in deegaanku inta badan isbadal ku yimaado, isku dhaca dadkana waxyaabaha sababa ay yihiin baahiyo markaas jira.

“Waxaa jiro dhibaatooyin aanan marnaba lasoo koobi karin, kuwaas oo u baahan xal in laga gaaro, waxaana ku rajo weyn nahay in arrimahaas laxaliyo, arrimaha dadka miyiga dagan waxaan ku soo mareynay baaritaan badan waxkasta waxaa ay ku cadahay baaritaankeena”.ayuu yiri Cali.

Waxaa inta badan Cilmi Baaristan laga soo arruuriyey Gobolada dalka Biyaha oo yaraada ayaana qeyb weyn ka ah dhibaatada jirta.

Cali Cabdi Cali iyo Farxiya Xasan Maxamed oo kamid ah Ardayda Jaamacadda kuwaas oo faa’iideystay Cilmi Baarista lasoo bandhigay ayaa sheegay in ardayda arrimahan oo kale faa’iido badan ugu jirto.

Qeybo badan oo kamid ah dhilka miyiga waxaa ka dhaca dagaalo kuwaas oo salka ku haya Dhul-daaqsimeed iyo sidoo kale Ceelel Biyoodyo.

Previous Post

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo la kulmay Madaxweynayaasha Soomaaliya, Ghana iyo Botswana

Next Post

Kulan looga hadlayay xoojinta amniga oo lagu qabtay Gaalkacyo

Next Post
War-Saxafadeed laga soo saaray Wadahadallada Nabadeed ee ka socda Gaalkacyo+Akhriso

Kulan looga hadlayay xoojinta amniga oo lagu qabtay Gaalkacyo

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

May 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dadka reer Muqdisho aysan diyaar u ahayn in ay ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

May 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in midnimada shacabka Soomaaliyeed ay laf-dhabar u tahay geeddi-socodka dib...

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In