Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Gelinsoor: Xerada ciidamda ee Dhaan-Karoone oo dib u dhis lagu sameynayo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Dhageyso: Maamulka Degmada Galiinsoor oo faah faahin ka bixiyay xaaladda Amni ee degmada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Abaanduulaha Ciidamada Xoogga Dalka ee Qaybta 21.aad Gaashaanle Sare Xuseen Xoosh ayaa maanta daah furay qorshe lagu dhisayo Gaaska Xerada Dhaan-Karoone ee magaalada Galinsoor ee Gobolka Mudug.

Related posts

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

Qorshaha Dhismaha iyo Dayac tirka Xerada Tababarka Ciidamada Qalabka sida Gaaska 11aad ee Dhaan-Karoone oo ka Tirsan Xeryihii Taariikhiga ahaa ee Qaybta 21aad oo horay uu u balan qaadey dhismeheeda Taliyaha Qaybta 21aad Sareeyo Guuto Yuusuf Kaanti xili uu kormeerkii koowaad ku marayay Xeradaasi ayaa maanta waxaa si rasmi ah howsha dhisme ee Xerada u daah furay Kusimaha Taliyaha Qaybta 21aad ahna ย Abaanduulaha Qaybta ย Gaashaanle Sare: Xuseen xoosh iyo Madaxa Howlgalinta Qaybta Gaashaanle Dhexe Abdilqaadir Maxamed “Gasaawe”.

Saraakiisha oo ay Wehliyaan Maamulka Galinsoor ayaa goob joog u noqdey bilaabida carratuurka wareegga ah ee xerada, iyadoo intaa kadibna la bilaabi doono dayactirka dhismayaashii hore ee xerada iyo diyaarinta Aagii Gaadiidka iyo Tababarada Ciidanka Qalabka sida.

Guddoomiyaha deegaanka Galinsoor Xirsi Muuse Maxamed iyo Cabdiqaadir Macalin Cali oo ka tirsan Gudiga Ganacsatada Galinsoor ayaa ugu horeyn howshan tilmaamay intahay mid bilow u ah dib u dhiska xarunta.

Gaashaanle Sare: Xuseen Xoosh Ku-simahaย  Taliyaha Qaybta 21aad ahnaย  Abaanduulaha Qaybtaย  ayaa ugu dambeyn uga mahadceliyey reer Galinsoor soo dhoweynta ay u sameeyeen Ciidamada Qaranka iyo kaalinta dhiiri galinta ah ee ay la garab joogaan intuba.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka Oo Guddoomiyay Shirka Horumarinta Iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Taliyaha Ciidanka XDS oo Hambalyo u diray Ciidanka Cirka xuska 59 guurada awgeed

Next Post
Taliyaha Ciidanka XDS oo Hambalyo u diray Ciidanka Cirka xuska 59 guurada awgeed

Taliyaha Ciidanka XDS oo Hambalyo u diray Ciidanka Cirka xuska 59 guurada awgeed

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ญ๐š๐›๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ซ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ฎ๐Ÿ๐œ๐š๐๐๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ฎ๐ฆ๐š๐š๐ง๐๐จ๐จ๐ฌ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐ง๐š๐›ย 

September 28, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hayโ€™adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hayโ€™adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In