Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mashruuc lagu horumarinayo kaabayaasha Dhaqaalaha oo lagu qabtay Degmada Caabudwaaq

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Tacadiyada haweenka loo geysto oo looga hadlay kulan lagu qabtay Caabudwaaq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mashruucan Horumarinta dhaqaalaha oo ay iska kaashadeen Maamulka Degmada iyo Dawlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta loo soo bandhigay  bulshada ku nool Degmada Caabudwaaq.

Related posts

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026

Waxaana ka hor keenista Mashruucan lagula soo talawadaagay doorashadiisa Qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool Degmada Caabudwaaq iyo Deegaanada Hoos yimaadad si loogu fuliyo Howlaha Danta guud ee u baahan horumarin dhaqaale.

Waxaana maanta oo ahayd gabagabadii Ra’yi aruurinta Bulshada, lagu soo bandhiga halka ay u dorteeen in lagu maalgaliyo Dhaqalaahan ay heshay Degmada, waxaana si wada jir ah oo aan kala har lahayn ay ugu doorteen bulshada in loogu horumariyo dhaqaalahan Garoonka Diyaaradaha Degmada Caabudwaaq, Sida uu sheegay Guddoomiyaha Degmada Caabudwaaq Mudane Mahad Cumar Cilmi.

Bulsha qaybahii wakiilka uga ahaa doorashada marshuuraca dhaqaale ee lagu horumanayo Garoonka diyaaradaha oo dhankooda ka hadlay ayaa tilmaamay inay tahay talaabo fiican oo u baahan in la dhaqan geliyo.

Intaas ka dib waxaa lagu doortay kulanka Guddi ka kooban 20. Xubnood oo ka shaqeeya suurta galinta  mashruucaan.

Cabdikariin Axmed Bulxan

Caabudwaaq

Previous Post

R/wasaare Khayre oo daah furay bilaabashada mashruuca dhismaha waddooyinka isku xira Muqdisho,Afgooye iyo Jowhar

Next Post

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Daah-furay Dhismaha Waddooyinka Jowhar iyo Afgooye “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Daah-furay Dhismaha Waddooyinka Jowhar iyo Afgooye “SAWIRRO”

Ra'iisul Wasaare Khayre Oo Daah-furay Dhismaha Waddooyinka Jowhar iyo Afgooye "SAWIRRO"

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
0

Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026
0

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In