Thursday, July 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qaban qaabada xuska 49 guurada Ciidanka Asluubta oo ka socoto Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Qaban qaabada xuska 49 guurada Ciidanka Asluubta oo ka socoto Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta u dabaal-degaya sanadguurada 49-aad ee ka soo wareegatay markii la aas-aasaya, iyadoo munaasabad lagu weynayo maalintaasi qaban-qaabadeedu uu haatan ka socoto magaalada Muqdisho.

 

Related posts

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

July 30, 2026
Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

July 30, 2026

Munaasabad si heer sare ah loo soo qaban qaabiyay kana dhaceysa xarunta Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu wadaa inay ka qeyb galaan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, wafuud ka kala socot caalamka iyo saraakiil ciidan.

Madaxda dalka iyo saraakiisha ciidamada ayaa hambalyo ku aadan sanadguurada 49-aad u diray ciidanka Asluubta Soomaaliyeed iyo madaxdooda.

Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo la aas-aasay 22 February 1970kii ayaa waxay qeyb ka yihiin ciidamada Qaranka uu dalka leeyahay, iyagoo si gaar ah gacanta ugu haya xabsiyada iyo dhaqan celinta maxaabiista.

Dhinaca kale waxaa maanta lagu wadaa in xariga laga jaro xabsi cusub oo dhawaan laga hirgeliyay duleedka Muqdisho, kaasi oo si casri ah loo dhisay, dhismahiisuna uu socday muddo ka badan labo sano.

 

 

Previous Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo Nabadiidka Al-Shabaab ka xoreeyay degaanno Hoostaga G/Shabellaha Hoose “SAWIRRO”

Next Post

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo ku dhintay Qarax gaari

Next Post

Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo ku dhintay Qarax gaari

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

Galmudug oo saaka u dareertay doorasho qof iyo cod ah

July 30, 2026
0

Bulshada Galmudug ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta doorashada isku sidkan ee golayaasha deegaanka iyo golaha wakiilada, taas oo ka...

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

Wasiirro Galmudug ka tirsan oo Cadaado ka codeeyey

July 30, 2026
0

Wasiirro ka tirsan Galmudug ayaa saaka safka lagalay kumanaan shacab ah oo ka codeynaya degmada Cadaado, iyagoo dooranaya golaha deegaanka...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo bogaadiyay sida nabdoon ee ay u socoto codbixinta

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo bogaadiyay sida nabdoon ee ay u socoto codbixinta

July 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS, Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo kormeer ku tegay goobaha ay ka socotay codbixinta doorashooyinka goleyaasha deegaanka...

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka XDS oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee Afrika

July 29, 2026
0

Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In