Wednesday, July 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Mareykanka oo cambaareysay weerarkii argagixiso ee ka dhacay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo  jaray kaalmadii uu siin jirey Pakistaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Maraykanka waxa ay si xoogan u cambaareynaysa weerarrada argagaxiso ee 28-kii Febraayo ka dhacay Muqdisho. Waxaan amaanayna tallaabooyinka geesinimo ee ciidamada amniga ee Soomaaliya iyo kuwii ugu horreeyay ee naftooda khatarta u geliya si ay uga hortagaan kuwa weerarka soo qaaday iyo sidda ay u dardar geliyeen taakulenta dadka la xannibay oo dhaawac ah, taaso sahashay  badbaadinta naf badan.

 

Related posts

Wasiir Fiqi” Waxaa jira mas’uuliyiin magac dilka dalka, Dowlado shisheeye lacago uga soo qaatay”,

Dowladda oo faahfaahin ka bixisay duqeymo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Khawaariijta

July 29, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Oo Shir Muhiim Ah Uga Qeybgalay Dalka Uganda

Taliyaha Ciidanka Xoogga Oo Shir Muhiim Ah Uga Qeybgalay Dalka Uganda

July 29, 2026

“Waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa qoysaska iyo saaxiibbada dhibanayaasha la dilay ama dhaawacmay”.ayuu yiri Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Danjire Don Yamamoto .

Al-Shabaab mar kale waxay muujisay in aysan u haynin noolasha dadka Soomaaliyeed wax tixgilin ah, waxayna leeyihiin hal hadaf – si loga hortago horumarka, nabadda iyo barwaaqada Soomaaliya.

Dowlada Maraykanka waxa ay xaqiijineysaa dadaalka xooggan ee ay siineyso dadka iyo Xukuumadda Soomaaliyeed, ayaga oo gacan ka geystaan ​​dadaallada wadajirka ah ee caalamiga ah, taaso lagu doonaayo dhisidda dal xoog leh oo dadkiisa ku horseedo barwaaqo iyo mustaqbal wanaagsan.

 

Previous Post

AU Special Representative condemns terrorist attack in Mogadishu

Next Post

U.S. Ambassador Don Yamamoto condemns terrorist attack in Mogadishu

Next Post
U.S. Ambassador Don Yamamoto condemns terrorist attack in Mogadishu

U.S. Ambassador Don Yamamoto condemns terrorist attack in Mogadishu

Wasiir Fiqi” Waxaa jira mas’uuliyiin magac dilka dalka, Dowlado shisheeye lacago uga soo qaatay”,

Dowladda oo faahfaahin ka bixisay duqeymo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Khawaariijta

July 29, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Oo Shir Muhiim Ah Uga Qeybgalay Dalka Uganda

Taliyaha Ciidanka Xoogga Oo Shir Muhiim Ah Uga Qeybgalay Dalka Uganda

July 29, 2026
0

Waxaa maanta magaalada Kampala si rasmi ah uga furmay shirka taliyeyaasha ciidamada dalalka ciidamada ku deeqay Hawlgalka Midowga Afrika ee...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Federal Republic of Somalia Condemns the Desecration of Al-Aqsa Mosque

July 29, 2026
0

The Federal Republic of Somalia condemns in the strongest possible terms the storming of Al-Aqsa Mosque by an Israeli official...

Wasiirka  Arrimaha Dibadda XFS oo Kulan La Qaatay Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Kulan La Qaatay Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika

July 29, 2026
0

Intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In