Tuesday, March 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiinta wasaaradda Gargaarka XFS oo isbitaalada ku booqday dhaawacyadii shalay+sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiinta wasaaradda Gargaarka XFS oo isbitaalada ku booqday dhaawacyadii shalay+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ujeedka kormeerkan mas’uuliyiinta wasaradda Gargaarka ayaa ahaa sidii ay u heli lahaayeen macluumaad ku saabsan dadkii ku dhaawacmay weerarkii shalay,si loo ogaado baahiyaha kaladuwan oo ay qabaan islamarkaan ay dowladda Soomaaliya uga geysato kaalinteeda garab istaaga dadkaasi.

Kusimaha Wasiirka ahna Wasiir kuxigeenka wasaaradda Gar-gaarka iyo mas’uuliyiin uu horkayay ayaa tagay isbitaalada Badiina, Ordugan,Shaafi,waxaana ay warbixino ka dhageysteen maamulad axarumahaasi xaafimaad iyagoo weydiinayay xog ku saabsan sida ay kala yihiin xaaladda bukaanad.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

March 3, 2026

Muqtaar Sheekh Xuseen agaasimaha guud ee wasaaradda Gargaarka iyo maareynt amusiibooyinka ayaa ugu horeyn fah faahiya waxyaabihii ay la kulmeen,wuxuuna xusay ay xogta marka ay soo dhameystiraan ay u gudbin doonaan hay’adaha dowladda ee u qaabilsan si loogu gar gaaro.

Kusimaha wasiirka Gar gaarka ahna Wasiir kuxigeenka gargaarka Xukuumadda Soomaaliya C/rashiid Maxamed Xasan ayaa ka dhawaajiyay dowladda Soomaaliya ay gar gaar u fidinayso dadka xaaladoodi ay culustahay.

“Waxaan wadnay ilaa saaka shaqo taasi oo aan ugu gar gaarayna dadkii ku dhaawacmay qarixii,anagoo ah wasaaradda Gargaarka mas’uuliyiinteed aiyo shaqaalaha,waxaan tagnay isbitaalada,Madiina,Digfeer,Shaafi iyo meelo kale,waxaa noloo sheegay in lala tacaalay bukaanada,wixii intaasi dheer oo wax loo qaban karina waxaa caafimaad dibadda ah u qaadaysa dowladda Soomaaliya,taasi oo uu horey u balanqaaday madaxweyne Farmaajo iyo sidoo kale raiiusl wasaare Khayre,”. Ayuu yiri wasiir kuxigeenka gargaarka.

Mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha wasaardda Gargaarka ayaa ka qeyb qaatay dhiig shubidda lagu caawinayay bukaanada,Dad badan oo shacab ah ayaa qasaare dhimasho iyo dhaawac uu ka soo gaaray weerarkii argagixisada Alshababa ay ka geysteen goobo ganacsi shacab uu lahaa.

Previous Post

Dowladda Qadar oo cambaareysay weerarkii argagixisada ay ka fulisay Muqdisho

Next Post

Francisco Madeira” Weerarka argagixisadu ku qaadeen Goobaha Ganacsiga waxay cadeyn u tahay sida ay u ixtiraameyn xuquuqda aadanaha,”

Next Post
Francisco Madeira” Weerarka argagixisadu ku qaadeen Goobaha Ganacsiga waxay cadeyn u tahay sida ay u ixtiraameyn xuquuqda aadanaha,”

Francisco Madeira” Weerarka argagixisadu ku qaadeen Goobaha Ganacsiga waxay cadeyn u tahay sida ay u ixtiraameyn xuquuqda aadanaha,”

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

March 3, 2026
0

Abshir Cukaash Cabdi oo Ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa lagu eedeeyay In uu si kas ah u dilay Daahir...

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

March 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa xafiiskiisa kula kulmay Ergayga Gaarka ah ee...

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo degmada Jalalaqsi ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo degmada Jalalaqsi ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha

March 3, 2026
0

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In