Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Waxbarashada oo ka hadlay geerida Marxuum Cabdi Xoosh “Dhageyso”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Wasaaradda Dastuurka oo ka warbixisay taariikh nololeedkii Maxuum Wasiir Cabdi Xoosh
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Waxbarashada ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in Safaaradda Soomaaliya ee Imaaraatka Carabta ay waddo diyaarinta sidii Meydka Marxuun Wasiir Cabdi Xoosh loo geyn lahaa Xamar, isla markaana ay u dhameystiri lahayd sharuucda loo baahanyahay.

Related posts

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026

Wasiirka oo ku sugan dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta isla markaana la hadlayay Radio Muqdisho ayaa sheegay in qaban qaabada aaska Qaran ee loo sameynayo Allaha u naxariistee Marxuum Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil Wasiirkii Dastuurka ay ka socoto Xamar, dhankooduna ay qorsheynayaan in subaxa Axadda laga soo dejiyo magaalada Muqdisho, si halkan aas Qaran loogu sameeyo.

Wasiirka Goodax ayaa xusay in Wasiir Xoosh Allaha u naxariistee uu ahaa shaqsi ay si aad ah isugu dhawaayeen xagga siyaasadda, isla markaana ay ka go’neyd ka mira dhalinta hadafkiisa ahaa in la dhameystiro qabyo qoraalka Dastuurka oo hadda wax badan laga qabtay.

Halkan ka dhageyso Wareysiga Wasiirka Waxbarashada oo dhameystiran

https://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2019/03/Wasiirka-Waxbarashada-Cabdulaahi-Goodax-Bare.mp3
Previous Post

Wasaaradda Dastuurka oo ka warbixisay taariikh nololeedkii Maxuum Wasiir Cabdi Xoosh

Next Post

Xubnaha labada Gole ee dowladda oo ka tacsiyadeeyey geerida Marxuum Cabdi Xoosh JIbriil

Next Post
Xubnaha labada Gole ee dowladda oo ka tacsiyadeeyey geerida Marxuum Cabdi Xoosh JIbriil

Xubnaha labada Gole ee dowladda oo ka tacsiyadeeyey geerida Marxuum Cabdi Xoosh JIbriil

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

DAAWO:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay shacabka kadib meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay shacabka soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey Xildhibaanada Labada Aqal...

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Siyaaasi Axmed Saafi oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa soo dhaweeyay meel mrinta Dastuurka Qaranka ee ay Mudanyaasha labada Aqal...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In