Tuesday, June 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubnaha labada Gole ee dowladda oo ka tacsiyadeeyey geerida Marxuum Cabdi Xoosh JIbriil

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Xubnaha labada Gole ee dowladda oo ka tacsiyadeeyey geerida Marxuum Cabdi Xoosh JIbriil
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Alle ha unaxriisee Waxaa maalintii shalay dalka Imaaraadka Carabta ku geeriyooday Wasiirkii Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xooshi Jbriil,kaasi oo in muddo ah ku xanuunsanayay isbitaal kuyaala magaalada Dubai ee xarunta isutagag Imaaraadka Carabta.

Geerida Marxuumka C/raxmaan Xooshi Jbriil waxaa ka tacsiyadeyeye mas’uuliyiin ka tirsan dowladda,oo isaugu jira wasiiro iyo xildhibaano iyo xubno kale.

Related posts

DFS oo soo dhaweysay Is afgaradka u dhexeeya Dowladaha Mareykanka Iiraan

DFS oo soo dhaweysay Is afgaradka u dhexeeya Dowladaha Mareykanka Iiraan

June 23, 2026
IGAD oo ku baaqday Ixtiraamka Madaxbannaanida iyo Midnimada Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday Ixtiraamka Madaxbannaanida iyo Midnimada Soomaaliya

June 23, 2026

Mudane Xil Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaah Soomaaliya,Xil Axmed Maxamed Jaamaca(Cirro),Xil Aaamino Cumar Jaamaca,Xil Guuleed Ceydaruus Cige,Xil Ismaaciil C/raxmaan Sheekh Bashiir,Xil C/kariin Maxamed Xasan,Xil Siciid Cabdi Xuseen,Xil Suuri Diiriye Carab,Xil Hudda Axmed Cali,Mudane C/llaahi Xayir Ducaale,Suldaan Siciid Diiriye Axmed,dhamaan mas’uuliyiintani waxaa ay shacabka Soomaaliyeed iyo dowladda uga tacsiyadeeyeen geeridii ku timid C/raxmaan Xooshi Jbriil wasiirki Arrimaha Dastuurka Dowladda Soomaaliya.

Waxaa soconaysaa qaban qaabo ku aadan sidii aas qaran loogu sameyn lahaa meydka marxuumka,oo lafilayo in dhawaan la soo gaarsiyo magaalada Muqdisho,waxaana raiisul wasaaraha Soomaaliya uu u taaray guddi qaban qaabiya aaskaasi Qaran.

Previous Post

Wasiirka Waxbarashada oo ka hadlay geerida Marxuum Cabdi Xoosh “Dhageyso”

Next Post

Duqa Muqdisho oo Haweenka Soomaaliyeed ku ammaanay kaalinta ay ka qaataan Horumarka Bulshada “SAWIRRO”

Next Post
Duqa Muqdisho oo Haweenka Soomaaliyeed ku ammaanay kaalinta ay ka qaataan Horumarka Bulshada “SAWIRRO”

Duqa Muqdisho oo Haweenka Soomaaliyeed ku ammaanay kaalinta ay ka qaataan Horumarka Bulshada "SAWIRRO"

DFS oo soo dhaweysay Is afgaradka u dhexeeya Dowladaha Mareykanka Iiraan

DFS oo soo dhaweysay Is afgaradka u dhexeeya Dowladaha Mareykanka Iiraan

June 23, 2026
0

Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

IGAD oo ku baaqday Ixtiraamka Madaxbannaanida iyo Midnimada Soomaaliya

IGAD oo ku baaqday Ixtiraamka Madaxbannaanida iyo Midnimada Soomaaliya

June 23, 2026
0

Jabuuti – 18 Juun 2026: Xoghaynta Urur-Goboleedka IGAD (Intergovernmental Authority on Development) ayaa mar kale adkaysay sida ay uga go’an...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Nairobi ka daah-furtay kulanka Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoose Mara

June 22, 2026
0

Nairobi, Kenya – 22 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ), iyadoo kaashanaysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC), ayaa maanta...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqday Tiyaatarka Qaranka

June 22, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud oo ku guda jira dardargelinta howlaha diyaarinta maalmaha Xorriyadda,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In