Sunday, July 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaare Abiy Ahmed oo u hambalyeeyey Agaasimaha cusub ee xafiiska QM ee Nairobi

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
7 years ago
in Wararka
0
R/wasaare Abiy Ahmed oo u hambalyeeyey Agaasimaha cusub ee xafiiska QM ee Nairobi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qoraal ka soo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha Dalka Itoobiya Dr Abiy Ajmed ayaa loogu hambalyeeyey Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Workeneh Gebeyehu Negewo,kaasi oo loo magacaabay agaasimaha guud ee xafiiska QM ay ku leedahay magaalada Nairobi.

Xoghayaha guud ee QM Antonio Gutters ayaa Workeneh Gebeyehu Negewo u magacaabay in xafiiska Jimciyadad Qurumaha ka dhexeysa ee Nairobi agaasime guud ka noqdo.

Related posts

Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda oo Daah-furay Barnaamij Tababar Xirfadeed

Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda oo Daah-furay Barnaamij Tababar Xirfadeed

July 19, 2026
Hoggamiye Aadan Madoobe oo daahfuray Mashruuca Bulsho

Hoggamiye Aadan Madoobe oo daahfuray Mashruuca Bulsho

July 19, 2026

Raiisul Wasaare Dr Abiye AXmed ayaa sheegay in Workeneh Gebeyehu Negewo uu yahay shaqsi khibrad iyo waayo aragnimo badan leh,islamarkaana uu ka soo bixikaro shaqada loo dhiibay.

Workeneh Gebeyehu Negewo ayaa mudo 20 sano ah xilal kala duwan ka soo qabtay dalkaasi Itoobiya,waxaana raiisul wasaaraha Itoobiya uu ku ammaanay in uu yahay shaqsi wax badan ka yaqaano maamulka iyo nidaamka dowladnimo oo meelo kala duwan uu kaga soo shaqeeyey.

Wuxuu xusay in uu dhowr muuqda ku lahaa isbedelada iyo dib u habaynta howlaha siyaasadda arrimaha dibadada ee wasaaradda qaabilsan,gaar ahaan dib u soo celinta xiriirka iyo wadashaqeynta Itoobiya ay la lahayd wadamada gobolka Geeska Afrika.

Previous Post

Guddiga Qaban-qaabada Aaska Qaran ee Allaha U Naxariistee Wasiir Xoosh Oo Diyaariyay Qorshaha Aaska “SAWIRRO”

Next Post

Howl-gal lagu dilay Hor-joogayaal Al-Shabaab ahaa oo ka dhacay Gobolka Sh/dhexe

Next Post
Howl-gal lagu dilay Hor-joogayaal Al-Shabaab ahaa oo ka dhacay Gobolka Sh/dhexe

Howl-gal lagu dilay Hor-joogayaal Al-Shabaab ahaa oo ka dhacay Gobolka Sh/dhexe

Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda oo Daah-furay Barnaamij Tababar Xirfadeed

Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda oo Daah-furay Barnaamij Tababar Xirfadeed

July 19, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa isaga iyo Agaasimaha Machadka Daraasaadka Diblomaasiyadda...

Hoggamiye Aadan Madoobe oo daahfuray Mashruuca Bulsho

Hoggamiye Aadan Madoobe oo daahfuray Mashruuca Bulsho

July 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa maanta si rasmi ah u...

Furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee BJFS oo la shaaciyay

Furitaanka Kalfadhiga 8-aad ee Labada Aqal ee BJFS oo la shaaciyay

July 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaaciyey in 1-da Agoosto la furi...

Madaxweynaha Shiinaha oo ku baaqay in Sirdoonka Macmalka ah (AI) loo adeegsado horumarka aadanaha

Madaxweynaha Shiinaha oo ku baaqay in Sirdoonka Macmalka ah (AI) loo adeegsado horumarka aadanaha

July 19, 2026
0

Beijing/Shanghai – 17 Luulyo 2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha, Xi Jinping, ayaa ku baaqay in dunidu ka faa’iidaysato fursadaha uu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In