Sunday, April 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Cayaartooy Guulo taariikhi ah ka soo hooyay tartanka cayaarha fudud oo kulan dhiiri gelin ah loo qabtay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Cayaartooy Guulo taariikhi ah ka soo hooyay tartanka cayaarha fudud oo kulan dhiiri gelin ah loo qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabaadan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliyeed ayaa lagu dhiiri galinayey Ciyaartoyda Xulka Qaranka Cayaaraha fudud oo guul taariikhi ah ka soo hooyay tartan cayaaraha fudud oo dalka Djibouti 16-kii bishaan lagu qabtay, waxayna kala soo hooyden laba biladood oo dahab ah iyo kaalimo kale oo wanaagsan.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

April 5, 2026
Taliyaha CXDS oo Dalacsiiyay Geesiyaashii Furay Waddada Muhiimka ah Ee Isku Xirta Muqdisho iyo Baydhaba

Taliyaha CXDS oo Dalacsiiyay Geesiyaashii Furay Waddada Muhiimka ah Ee Isku Xirta Muqdisho iyo Baydhaba

April 5, 2026

Munaasabadda waxaa kaloo ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda ciyaaraha, Xildhibaanno, madax ka socotay maamul goboleedyada, xubno ka tirsan Cayaaraha Olombikada Soomaaliyeed iyo mas’uuliyiinta xiriirka ciyaaraha fudud.

Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Olombikada Soomaaliyeed Faadumo Cali Nuur iyo Xildhibaan Cabdifitaax Qaasim oo Golaha Shacabka ka tirsan ayaa sheegay in ciyaartooyda da’da yar guulo loo riyaaqo inay shacabka iyo dowlada Soomaaliyeed usoo hoyeen.

Wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha ee Xukuumaadda Soomaalia Qadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in madaxda dowladda Soomaaliyeed ay ku soo bogaadiyeen Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha iyo xiriirka ciyaaraha fudud guusha ciyaartowda Soomaaliyeed ee guusha tartankii cayaaraha fudud ee lagu qabtay dalka Jamhuuriyadda Djibouti.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Cayaaraha Fudud ayaa guul taariikhi ah kasoo hooyay tartanka cayaaraha Fudud oo dalka Djibouti lagu qabtay, waxayna kala soo hooydeen laba biladood oo dahab ah iyo kaalimo kale oo wanaagsan. ciyaaro kale oo caalami ah ayaana lagu wadaa iney uga qeyb galaan dalal kale oo caalamka ah

Previous Post

Kulanka Tubta Horumarinta Arrimaha Bulshada Oo Looga Hadlay Arrimaha Xajka, Shaqaalaha Iyo Deegaanka “SAWIRRO”

Next Post

Shirka Tubta Horumarinta Dhaqaalaha Oo Looga Hadlay U Diyaar Garowga Kulanka Bankiga Iyo Hay’adda Lacagta Adduunka “SAWIRRO”

Next Post
Shirka Tubta Horumarinta Dhaqaalaha Oo Looga Hadlay U Diyaar Garowga Kulanka Bankiga Iyo Hay’adda Lacagta Adduunka “SAWIRRO”

Shirka Tubta Horumarinta Dhaqaalaha Oo Looga Hadlay U Diyaar Garowga Kulanka Bankiga Iyo Hay’adda Lacagta Adduunka “SAWIRRO”

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaashay Dhaqanka KGS

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah la qaatay qaybo ka mid ah Odayaasha...

Taliyaha CXDS oo Dalacsiiyay Geesiyaashii Furay Waddada Muhiimka ah Ee Isku Xirta Muqdisho iyo Baydhaba

Taliyaha CXDS oo Dalacsiiyay Geesiyaashii Furay Waddada Muhiimka ah Ee Isku Xirta Muqdisho iyo Baydhaba

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa dalacsiiyay ciidamadii ka qeyb qaatay furitaanka waddada isku xirta Muqdisho...

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga oo ka tacsiyeeyay geerida taliyihii hore ee Danab iyo TurkiSom

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga oo ka tacsiyeeyay geerida taliyihii hore ee Danab iyo TurkiSom

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga XFS ayaa tacsi u diray geerida S/Guuto Yacquub Maxamed Siyaad, Taliyihii hore ee Danab iyo TurkSom. Marxuumku...

Soomaaliya oo martigelisay Kalfadhigii Labaad ee Guddiga Wadatashiga Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Suudaan

Soomaaliya oo martigelisay Kalfadhigii Labaad ee Guddiga Wadatashiga Siyaasadeed ee Soomaaliya iyo Suudaan

April 5, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Suudaan ayaa kala saxiixday heshiis is-dhaafsi fiiso oo u gaar ah dadka haysta baasaboorrada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In