Wednesday, October 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Cayaartooy Guulo taariikhi ah ka soo hooyay tartanka cayaarha fudud oo kulan dhiiri gelin ah loo qabtay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Cayaartooy Guulo taariikhi ah ka soo hooyay tartanka cayaarha fudud oo kulan dhiiri gelin ah loo qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabaadan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliyeed ayaa lagu dhiiri galinayey Ciyaartoyda Xulka Qaranka Cayaaraha fudud oo guul taariikhi ah ka soo hooyay tartan cayaaraha fudud oo dalka Djibouti 16-kii bishaan lagu qabtay, waxayna kala soo hooyden laba biladood oo dahab ah iyo kaalimo kale oo wanaagsan.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Munaasabadda waxaa kaloo ka qeyb galay masโ€™uuliyiin ka tirsan Wasaaradda ciyaaraha, Xildhibaanno, madax ka socotay maamul goboleedyada, xubno ka tirsan Cayaaraha Olombikada Soomaaliyeed iyo masโ€™uuliyiinta xiriirka ciyaaraha fudud.

Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Olombikada Soomaaliyeed Faadumo Cali Nuur iyo Xildhibaan Cabdifitaax Qaasim oo Golaha Shacabka ka tirsan ayaa sheegay in ciyaartooyda daโ€™da yar guulo loo riyaaqo inay shacabka iyo dowlada Soomaaliyeed usoo hoyeen.

Wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha ee Xukuumaadda Soomaalia Qadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in madaxda dowladda Soomaaliyeed ay ku soo bogaadiyeen Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha iyo xiriirka ciyaaraha fudud guusha ciyaartowda Soomaaliyeed ee guusha tartankii cayaaraha fudud ee lagu qabtay dalka Jamhuuriyadda Djibouti.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Cayaaraha Fudud ayaa guul taariikhi ah kasoo hooyay tartanka cayaaraha Fudud oo dalka Djibouti lagu qabtay, waxayna kala soo hooydeen laba biladood oo dahab ah iyo kaalimo kale oo wanaagsan. ciyaaro kale oo caalami ah ayaana lagu wadaa iney uga qeyb galaan dalal kale oo caalamka ah

Previous Post

Kulanka Tubta Horumarinta Arrimaha Bulshada Oo Looga Hadlay Arrimaha Xajka, Shaqaalaha Iyo Deegaanka “SAWIRRO”

Next Post

Shirka Tubta Horumarinta Dhaqaalaha Oo Looga Hadlay U Diyaar Garowga Kulanka Bankiga Iyo Hayโ€™adda Lacagta Adduunka โ€œSAWIRROโ€

Next Post
Shirka Tubta Horumarinta Dhaqaalaha Oo Looga Hadlay U Diyaar Garowga Kulanka Bankiga Iyo Hayโ€™adda Lacagta Adduunka โ€œSAWIRROโ€

Shirka Tubta Horumarinta Dhaqaalaha Oo Looga Hadlay U Diyaar Garowga Kulanka Bankiga Iyo Hayโ€™adda Lacagta Adduunka โ€œSAWIRROโ€

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In