Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shirka qiimeynta Waxqabadka Wasaaradda Warfaafinta XFS oo maanta la soo gabogabeeyey “Sawirro”

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Shirka qiimeynta Waxqabadka Wasaaradda Warfaafinta XFS oo maanta la soo gabogabeeyey “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026

Shirka qiimeynta iyo jiheynta qorshaha Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ee labadii maalin ugu dambeysay ka socday magaalada Muqdisho ayaa  maanta la soo gabogabeeyey.

Shirkaan oo ah mid lagu qiimeynayey waxyaabihii u qabsoomay Wasaaradda Warfaafinta sanadkii la soo dhaafay ee 2018-ka iyo qorshaha u degsan sanadkaan 2019-ka ayaa mudada laboo cisho ee la soo dhaafay diirada lagu saaray waxqabadka Waaxyaha Wasaaradda Warfaafinta iyo in shaqada hadda socoto loo diyaariyo waxa asalka ah si loogu fur-furnaado shaqada Wasaaradda warfaafinta loo igmaday.

Agaasimaha Waaxda Qorsheynta ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Axmed Xuseen oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in labadii cisho ee ugu horeeyay shirka looga hadlay siddii Waxqabadka waaxyaha Wasaaradda loo qiimeyn lahaa loona dar dar gelin lahaa howlaha socda.

Sidoo kale, Agaasime Cabdiraxmaan Axmed Xuseen ayaa xusay in qorshaha maanta ee kulanka looga hadlay ay tahay qorshaha sanadka 2019-ka ay Wasaaradda Warfaafinta degsatay siddii dib u eegis loogu sameyn lahaa iyo siddii waxqabadka Dowladda loogu soo bandhigi lahaa Shacabka Soomaaliyeed.

Shirkaan oo 16-kii bishan furmay ayaa waaxyaha qaar ee Wasaaradda Warfaafinta waxay ku soo bandhigeen howlahooda shaqo ee hadda iyo kan mustaqbalka u degsan iyo siddii loo gaari lahaa halbeegyada u ah Waaxyaha Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumaadda Soomaaliya.

Previous Post

Shirka Tubta Horumarinta Dhaqaalaha Oo Looga Hadlay U Diyaar Garowga Kulanka Bankiga Iyo Hay’adda Lacagta Adduunka “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Gaadiidka XFS oo dhagax dhigay dhismaha Xaruntii hore ee debdamiska Garoonka Aadan Cadde “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Gaadiidka XFS oo dhagax dhigay dhismaha Xaruntii hore ee debdamiska Garoonka Aadan Cadde “SAWIRRO”

Wasiirka Gaadiidka XFS oo dhagax dhigay dhismaha Xaruntii hore ee debdamiska Garoonka Aadan Cadde “SAWIRRO”

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In