Saturday, November 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Shamis Hassan Harun by Shamis Hassan Harun
7 minutes ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHO;-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Antalya ee dalka Türkiye kulan kula yeeshay Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Turkiga (AFAD), Mudane Ali Hamza Pehlivan, kaas oo ka dhacay xarunta AFAD ee aagga Green Zone ee shirka COP31.

Kulanka waxaa looga hadlay xoojinta iskaashiga labada hay’adood, is-weydaarsiga khibradaha farsamo, horumarinta digniinta hore, u-diyaargarowga musiibooyinka iyo xoojinta awoodda hay’adeed ee SoDMA.

Related posts

Madaxtooyada Soomaaliya oo war kasoo saartay Gogosha Wadatashiga Qaran

Madaxtooyada Soomaaliya oo war kasoo saartay Gogosha Wadatashiga Qaran

November 14, 2026
Dowladda Soomaaliya iyo Guddiga Midowa Afrika oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

Dowladda Soomaaliya iyo Guddiga Midowa Afrika oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

November 14, 2026

Labada dhinac ayaa isku raacay dhismaha koox farsamo oo wadajir ah, si ay uga shaqeyso diyaarinta hannaan iskaashi rasmi ah, tababarrada iyo ka faa’iideysiga khibradda AFAD ee maareynta musiibooyinka.

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka Türkiye taageerada joogtada ah ee ay la garab taagan yihiin Soomaaliya, gaar ahaan gurmadkii abaaraha ee 2011-kii, isagoo sidoo kale ku tilmaamay iskaashiga cusub mid muhiim u ah horumarinta iyo xoojinta dadaallada maareynta musiibooyinka.

Previous Post

Madaxtooyada Soomaaliya oo war kasoo saartay Gogosha Wadatashiga Qaran

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

November 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO;-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Antalya ee dalka Türkiye kulan kula yeeshay...

Madaxtooyada Soomaaliya oo war kasoo saartay Gogosha Wadatashiga Qaran

Madaxtooyada Soomaaliya oo war kasoo saartay Gogosha Wadatashiga Qaran

November 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay wargelinaysaa in ay socdaan xiriirro lala yeelanayo dhinacyada lagu casuumay gogosha Wadatashiga Qaran, taas...

Dowladda Soomaaliya iyo Guddiga Midowa Afrika oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

Dowladda Soomaaliya iyo Guddiga Midowa Afrika oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac

November 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa kulan...

Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay ballanqaadkeedii Midnimada Afrika iyo Maalgelinta Waarta ee Midowga Afrika

Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay ballanqaadkeedii Midnimada Afrika iyo Maalgelinta Waarta ee Midowga Afrika

November 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In